{"id":29677,"date":"2016-08-26T00:43:54","date_gmt":"2016-08-25T21:43:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29677"},"modified":"2016-08-26T00:45:00","modified_gmt":"2016-08-25T21:45:00","slug":"tiro-50-qof-ah-oo-ku-dhaawacmey-qaraxyadii-gaalkacyo-ka-dhacey-iyadoo-la-dabiibayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/tiro-50-qof-ah-oo-ku-dhaawacmey-qaraxyadii-gaalkacyo-ka-dhacey-iyadoo-la-dabiibayo\/","title":{"rendered":"Tiro 50 qof ah oo ku dhaawacmey Qaraxyadii Gaalkacyo ka dhacey iyadoo la dabiibayo."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p>Isbitaalka GMC oo hoostaga jaamacadda Global Science University ayaa waxaa ka socda dadaallo lagu dabiibayo 50 qof oo dhaawacyo kala duwan ay ka soo gaareen qaraxyo horaantii todobaadkan gil-gilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi xakiin Xaaji Cumar iyo mas\u2019uuliyiin uu kamid yahay gudoomiyaha barlamaanka Axmed Cali Xaashi iyo saraakiil sar-sare oo ka tirsan laamaha dowladda ayaa dhaawacyadan siyaabo kala duwan ugu booqday isbitaalka.<\/p>\n<p>\u201cTirada dhaawacyada waxaa kordhiyay awood-da qaraxyadii dhacay ,markii hore tirada hadda aan la tacaalaynno mid ka yar ayaa naloo keenay \u201c ayuu yiri Cabduraxmaan Axmed oo kamid ah howl-wadeenada Jaamacadda gacanta ku haysa dhaawac-yadan.<\/p>\n<p>\u201cDowladda waxaan ka rajaynayaa in kaalin wacan ay ku yeelato dabiibka dadka dhaawac ah ee jiifa cisbitaaalkeena ,waxaana ay isugu jiraan kuwa qaba dhaawacyo culus iyo kuwa qaba dhaawacyo fud-fudud \u201c ayuu mar kale yiri Cabduraxmaan.<br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2016\/Aug\/2016825636077121330036338GMC%202.jpg\" alt=\"http:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2016\/Aug\/\" \/><\/p>\n<p>Wali ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda Puntland oo ku aadan in dhaawac-yadan loo qaadi doono dalalka dariska ah si halkaa loogu soo dabiibo ,iyadoo taa badalkeed la dhigay cisbitaalo uu ka mid yahay GMC.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, Amniga magaalada Gaalkacyo ayaa aad loo aadkeeyay ,waxaana ku sii qul-qulayay Gaalkacyo madax kala duwan oo ka tirsan Puntland ,iyadoo ay jiraan dad lagu soo qab-qabtay howl-galladii dhacay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/becco-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/salaam-bank-14\/\" rel=\"attachment wp-att-29659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/tabaarak-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29660\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29660\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isbitaalka GMC oo hoostaga jaamacadda Global Science University ayaa waxaa ka socda dadaallo lagu dabiibayo 50 qof oo dhaawacyo kala duwan ay ka soo gaareen qaraxyo horaantii todobaadkan gil-gilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi xakiin Xaaji Cumar iyo mas\u2019uuliyiin uu kamid yahay gudoomiyaha barlamaanka Axmed Cali Xaashi iyo saraakiil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29677","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29677"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29680,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29677\/revisions\/29680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}