{"id":29674,"date":"2016-08-26T00:17:37","date_gmt":"2016-08-25T21:17:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29674"},"modified":"2016-08-26T00:23:58","modified_gmt":"2016-08-25T21:23:58","slug":"banaadir-beach-oo-caawa-ay-galeen-dagaal-yahanno-loo-maleynay-in-ay-al-shabaab-yihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/banaadir-beach-oo-caawa-ay-galeen-dagaal-yahanno-loo-maleynay-in-ay-al-shabaab-yihiin\/","title":{"rendered":"Banaadir beach oo caawa ay galeen dagaal yahanno loo maleynay in ay Al-shabaab yihiin."},"content":{"rendered":"<p>Abaaro Halkii saac iyo barkii salaada cishaha ayaa weerar lagu galey meel ganacsi oo ku taal xeebta Liido,taas oo lagu magacaabo Banaadir beach,halkaas oo aan la ogeyn illaa hada sida ay wax u dhaceen iyo khasaaruhu inta uu la egyahey.<\/p>\n<p>Ciidamada amniga ayaa ridaya rasaas isugu jirta yar yar iyo kuwo waaweyn,waxaana laga yaabaa in easaastaasi ay wax u geysato dad goobta lagu heysto,mana jirto cid gudaha u gashey ama dad laga soo badbaadiyey.<\/p>\n<p>Goobjooge ka ag dhaw meesha dagaalku ka socdo ayaa warbaahinta u sheegey in uu arkayey gabar dhaawac ah oo xeebta liido ciidamadu kasoo qaadeen taas oo aan la ogeyn cidda dhaawaca u geysatey in ay tahey dadka gudaha ku jira iyo in ay haleeshey rasaasta leys weydaarsanayo.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey ee sidan oo kale loo galey goob ganacsi hase yeeshee waxaan idiin balan qaadeynaa in aan idiin soo gudbino wixii macluumaad nagu soo kordha ee la xiriirta dhacdadaas xanuunka badan insha allaah.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/becco-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/salaam-bank-14\/\" rel=\"attachment wp-att-29659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/tabaarak-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29660\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29660\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abaaro Halkii saac iyo barkii salaada cishaha ayaa weerar lagu galey meel ganacsi oo ku taal xeebta Liido,taas oo lagu magacaabo Banaadir beach,halkaas oo aan la ogeyn illaa hada sida ay wax u dhaceen iyo khasaaruhu inta uu la egyahey. Ciidamada amniga ayaa ridaya rasaas isugu jirta yar yar iyo kuwo waaweyn,waxaana laga yaabaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29676,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29674","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29674","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29674"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29674\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29675,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29674\/revisions\/29675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29676"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}