{"id":29670,"date":"2016-08-25T23:51:42","date_gmt":"2016-08-25T20:51:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29670"},"modified":"2016-08-25T23:53:10","modified_gmt":"2016-08-25T20:53:10","slug":"allaha-u-naxariistee-ex-gen-maxamed-cali-samatar-oo-muqdisho-lagu-aasey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/allaha-u-naxariistee-ex-gen-maxamed-cali-samatar-oo-muqdisho-lagu-aasey\/","title":{"rendered":"Allaha u naxariistee ex-gen-Maxamed Cali Samatar oo Muqdisho lagu aasey."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p>Allaha u raxmadee Jen. Maxamed Cali Samatar oo dhawaan dalka Mareykanka ku geeriyooday ayaa maanta lagu aasay Muqdisho, waxaana aaskiisa ka qayb-galay madaxda ugu sarreysa dalka iyo mas\u2019uuliyiin kale.Jen. Samatar oo xilal kala duwan kazoo Qaybtay Dowladdii hore ee Somalia ayaa lagu aasay Dhismaha Wasaaradda Difaaca Somalia oo uu mar ka ahaa wasiir, waxaana intii aaskiisu socday aad loo adkeeyay amniga guud ee Magaalada Muqdisho iyo Hareeraha Wasaaradda Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Salaaddii Janaasada ayaa waxaa ka qayb-galay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, wasiirro, xildhibaanno iyo madax kale oo fara badan, waxaana halkaas hadallo ka jeediyay madaxda dowladda Somalia qaarkood.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo mas\u2019uuliyiintii aaska goobjoogga ka ahaa ka mid ahaa; Madaxweynayaasha Maamullada Jubbaland Axmed Madoobe iyo Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka hadlay taariikhdii uu lahaa Jen. Maxamed Cali Samatar.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Mas\u2019uuliyiintii ka hadlay Aaska ayaa waxay tacsi u direen ehellada, qoyskii iyo asxaabti uu marxuumku ka baxay, iyadoo isagana ALLE uga baryay Janno iyo Naxariis. Wuxuuna ka mid noqonayaa tiro mas\u2019uuliyiin ah oo horay loogu aasay Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/becco-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29658\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29658\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/salaam-bank-14\/\" rel=\"attachment wp-att-29659\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29659\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/garoonka-caalalmiga-ah-ee-aadan-cadde-oo-maanta-laga-soo-dajiyey-meydka-allaha-u-naxariistee-maxamed-cali-samatar\/tabaarak-6\/\" rel=\"attachment wp-att-29660\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29660\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u raxmadee Jen. Maxamed Cali Samatar oo dhawaan dalka Mareykanka ku geeriyooday ayaa maanta lagu aasay Muqdisho, waxaana aaskiisa ka qayb-galay madaxda ugu sarreysa dalka iyo mas\u2019uuliyiin kale.Jen. Samatar oo xilal kala duwan kazoo Qaybtay Dowladdii hore ee Somalia ayaa lagu aasay Dhismaha Wasaaradda Difaaca Somalia oo uu mar ka ahaa wasiir, waxaana intii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29672,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-29670","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29670","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29670"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29673,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29670\/revisions\/29673"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29672"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}