{"id":29645,"date":"2016-08-24T21:31:50","date_gmt":"2016-08-24T18:31:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29645"},"modified":"2016-08-24T21:33:16","modified_gmt":"2016-08-24T18:33:16","slug":"dagaal-ku-dhexmarey-gobolka-bakool-ciidamada-dfamisom-iyo-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/dagaal-ku-dhexmarey-gobolka-bakool-ciidamada-dfamisom-iyo-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Dagaal ku dhexmarey Gobolka Bakool ciidamada DF,Amisom iyo AL-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 18-qof ayaa ku geeriyooday dagaallo labadii casho ee lasoo dhaafay ka socday deegaanno ka tirsan gbolka Bakool, kuwaasoo u dhexeeya ciidanka dowladda Somalia iyo qaar ka mid ah xoogagga Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dagaaladan ayaa ka dhacay deegaanka Moora-gaabey oo ku dhaw Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool, iyadoo khasaaraha uu u badnaa labadii dhinac ee dagaalku u dhexeeyay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Xudur, Maxamed Macallin oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada Dowladda Somalia ay ka dhimatay sideed Askari, halka uu sheegay inay Al-shabaab ka dileen 10 dagaalyahan, hubna ay kaga furteen dagaalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wuxuu sheegay in ciidamada Dowladda ay wadaan Hawl-gallo la isugu furayo Deegaannada gobolka Bakool, isla markaana ay Al-shabaab ka saarayaan deegaannada ay ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Xudur ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Somalia iyo maamulka Koofur-galbeed inay ku gacan siiyaan Dagaalka ay ku jiraan oo ay ku Xoreynayaan Deegaannada Gobolka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 18-qof ayaa ku geeriyooday dagaallo labadii casho ee lasoo dhaafay ka socday deegaanno ka tirsan gbolka Bakool, kuwaasoo u dhexeeya ciidanka dowladda Somalia iyo qaar ka mid ah xoogagga Al-Shabaab. Dagaaladan ayaa ka dhacay deegaanka Moora-gaabey oo ku dhaw Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool, iyadoo khasaaraha uu u badnaa labadii dhinac ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29647,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-29645","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29645"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29646,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29645\/revisions\/29646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}