{"id":29641,"date":"2016-08-24T21:14:07","date_gmt":"2016-08-24T18:14:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29641"},"modified":"2016-08-24T21:16:13","modified_gmt":"2016-08-24T18:16:13","slug":"kulan-wada-jir-ah-oo-jaamacadaha-gobolkan-banaadir-uga-socda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/kulan-wada-jir-ah-oo-jaamacadaha-gobolkan-banaadir-uga-socda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Kulan wada jir ah oo jaamacadaha gobolkan Banaadir uga socda Muqdisho."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">-Caasimada Muqdisho waxaa ka socda kulan ay leeyihiin maamulada jaamacadaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kulankaa ayaa waxaa looga hadlayaa\u00a0sidii sare loogu qaadi lahaa manhajka iyo cilmibaarista ama daraasadaha ay jaamacaduhu sameeyaan. Soomaaliya ayaa lahayd dhowr jaamacadood wixii ka horeeyay sanadkii 1991 markii dawladii dhexe dhacday balse haatan tobanaan jaamacadood ayaa dalka kuyaala.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Arintaa ayaa looga gol leeyahay sidii sare loogu qaadi lahaa guud ahaan waxbarashada iyo arimaha tacliinta. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Xubno ka socday maamulada jaamacadaha Soomaaliya oo ku midoobay Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed ayaa durba soo bandhigay waxqabadka ururka ayagoo sheegay in ururkoodu uu haatan shaqeynaayay muddo hal sano ah ayadoo qorshuhu yahay tayaynta jaamacadaha iyo wax wada wadaaga jaamacadaha Soomaaliya. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed Dr. Daahir Xassan Carab ayaa sharrxaad ka bixiyay ujeedka shirka. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Shirkaan oo runtii muhiimad gaar ah noo leh oo ujeedkiisu yahay inaan kaga wada hadalno sidii jaamacadaha Soomaaliyeed ay wax u wada qabsan lahaayeen ay tayada waxbarashadana ay sare ugu qaadi lahaayeen..ururka sidaad lasocotaan urur cusub buu ahaa. Waxaan ka shaqeynay sidii ururkaan horta sharciyadiisii loo sugi lahaa&#8217;.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waziirka Waxbarashada ee Soomaaliya ayaa kula dardaarmay ururku inuu tayeeyo waxbarashada jaamacadaha dalka. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maanta ayaa ah maalintii labaad ee shirkaa oo socon doona saddex maalmood.\u00a0\u00a0 <\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Caasimada Muqdisho waxaa ka socda kulan ay leeyihiin maamulada jaamacadaha Soomaaliya. Kulankaa ayaa waxaa looga hadlayaa\u00a0sidii sare loogu qaadi lahaa manhajka iyo cilmibaarista ama daraasadaha ay jaamacaduhu sameeyaan. Soomaaliya ayaa lahayd dhowr jaamacadood wixii ka horeeyay sanadkii 1991 markii dawladii dhexe dhacday balse haatan tobanaan jaamacadood ayaa dalka kuyaala. Arintaa ayaa looga gol leeyahay sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29643,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29641"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29644,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29641\/revisions\/29644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}