{"id":29637,"date":"2016-08-24T00:15:35","date_gmt":"2016-08-23T21:15:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29637"},"modified":"2016-08-24T00:16:54","modified_gmt":"2016-08-23T21:16:54","slug":"deegaanka-luuq-jeelow-oo-dagaal-ku-dhexmarey-ciidanka-dfamisom-iyo-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/deegaanka-luuq-jeelow-oo-dagaal-ku-dhexmarey-ciidanka-dfamisom-iyo-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Deegaanka Luuq jeelow oo dagaal ku dhexmarey Ciidanka DF,Amisom iyo AL-shabaab."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa oo subaxnimadii hore ee saakay howlgal ka bilaabay deegaanno hoostaga magaalada Beledweyne, ayaa iska horimaad kala kulmay xoogagga Al-shabaab meel dulleedka ka ah deegaanka Luuq-Jeeloow.Ciidammada isbaheysanaya ayaa subaxnimadii hore ee saakay u dhaqaaqay deegaanno dhaca galbeedka Beledweyne oo fariisimo u ah dagaalyahannada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda dhab ahaan lama oga khasaraha labada dhinac ka soo gaaray iska horimaadka, waxaana wali soconaya howlgalada ciidammada dowladda iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n<\/div>\n<div>Wixii faah-faahin ku soo kordha dagaalkan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa shabakadda WARSOM insha allaah.<\/div>\n<div>warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka midowga Africa oo subaxnimadii hore ee saakay howlgal ka bilaabay deegaanno hoostaga magaalada Beledweyne, ayaa iska horimaad kala kulmay xoogagga Al-shabaab meel dulleedka ka ah deegaanka Luuq-Jeeloow.Ciidammada isbaheysanaya ayaa subaxnimadii hore ee saakay u dhaqaaqay deegaanno dhaca galbeedka Beledweyne oo fariisimo u ah dagaalyahannada Al-shabaab. Illaa iyo hadda dhab ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29639,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29637","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29637"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29640,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29637\/revisions\/29640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}