{"id":29634,"date":"2016-08-23T23:51:19","date_gmt":"2016-08-23T20:51:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29634"},"modified":"2016-08-23T23:57:32","modified_gmt":"2016-08-23T20:57:32","slug":"gudi-loo-xilsaarey-qaban-qaabada-aaska-ex-gen-maxamed-cali-samatar-oo-muqdisho-kulan-ku-yeeshey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/gudi-loo-xilsaarey-qaban-qaabada-aaska-ex-gen-maxamed-cali-samatar-oo-muqdisho-kulan-ku-yeeshey\/","title":{"rendered":"Gudi loo xilsaarey Qaban-qaabada Aaska EX gen. Maxamed Cali Samatar oo Muqdisho kulan ku yeeshey."},"content":{"rendered":"<p>Ku-simaha madaxweynaha Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamanka federaalka Somalia ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga Qaban-qaabada Aaska qaran ee Muqdisho loogu sameynayo Allaha u Naxariistee Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somalia, Jen. Maxamed Cali Samanar.<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p>Prof.\u00a0 Jawaari, ayaa sheegay in Hawsha Qaban-qaabada Aaska Qaran ee Jen. Samatar ay si Wanaagsan u socdaan, isla markaana Calanka Somalia hoos loo dhigayo muddo saddex maalmood ah oo caawa ka billaabanaysa, iyadoo lagu maamusayo, laguna Sharfayo marxuumka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Jen. Maxamed Cali Samanar oo madaxweyne ku-xigeen, RW-re iyo Wasiirka Difaaca kasoo noqday Xukuumaddii Millatariga ahayd ee Somalia ayaa ku geeriyooday dhawaan Gobolka Virginia ee Dalka Mareykanka, Waxaana la filayaa in dhawaan Aas Qaran loogu sameeyo dalkiisa Hooyo.<\/p>\n<p>warsoom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku-simaha madaxweynaha Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamanka federaalka Somalia ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga Qaban-qaabada Aaska qaran ee Muqdisho loogu sameynayo Allaha u Naxariistee Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somalia, Jen. Maxamed Cali Samanar. Prof.\u00a0 Jawaari, ayaa sheegay in Hawsha Qaban-qaabada Aaska Qaran ee Jen. Samatar ay si Wanaagsan u socdaan, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29636,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29634","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29634"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29635,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29634\/revisions\/29635"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}