{"id":29623,"date":"2016-08-23T21:23:26","date_gmt":"2016-08-23T18:23:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29623"},"modified":"2016-08-23T21:27:13","modified_gmt":"2016-08-23T18:27:13","slug":"afhayeenka-al-shabaab-shekh-cali-dheere-oo-puntland-ugu-hanjabey-in-weeraradu-ku-socon-doonaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/afhayeenka-al-shabaab-shekh-cali-dheere-oo-puntland-ugu-hanjabey-in-weeraradu-ku-socon-doonaan\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Al-shabaab Shekh Cali Dheere oo Puntland ugu hanjabey in weeraradu ku socon doonaan."},"content":{"rendered":"<p>Al-shabaab ayaa ku Gooddisay inay sii wadayaan Weerarrada ka dhanka ah Maamulka Puntland, kaddib markii magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka geysteen Qaraxyo sababay dhimashada in ku dhaw 30-qof, ayna dhaawacmeen afartameeyo kale.<\/p>\n<p>Afhayeenka Al-shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in weeraradii Axaddi ka dhacay Gaalkacyo ay la beegsadeen meeshii ay doonayeen oo uu sheegay inay isku urursanayeen cadaw, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Dheere oo la hadlayay Warbaahinta Al-shabaab ayaa wuxuu intaas ku daray in khasaare xoog leh ay gaarsiiyeen Puntland, isagoo xusay inay sidoo kalena ku burburiyeen weerarradaas dhisamayaal badan.<\/p>\n<p>\u201cWeerarradii Gaalkacyo ka dhacay waxay sababeen khasaare badan, waxaanan la beegsannay halkii loogu talo-galay iyo oo ahayd meel ay isku urursanayeen cadow. Dhismahadu waxay u dhexeysaa 30illaa 40 qof, waxaa burburay daartii shirqoolada lagu maleegayay,\u201d ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.<\/p>\n<p>Afhayeenka Al-shabaab ayaa intaas ku daray in Puntland ay yihiin caodow u taagan inay dadka muslimiinta ah gacanta u geliyaan gaalada, isla markaana amarrada ka qaata Itoobiya, waa sida uu hadalka u dhigaye.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Sh. Cali Dheere ayaa sheegay in weerarro kale oo noocaan oo kale ah ay ka geysan doonaan Puntland, isagoo sheegay in Weerarrdoodu aysan marna joogsan doonin.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al-shabaab ayaa ku Gooddisay inay sii wadayaan Weerarrada ka dhanka ah Maamulka Puntland, kaddib markii magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ka geysteen Qaraxyo sababay dhimashada in ku dhaw 30-qof, ayna dhaawacmeen afartameeyo kale. Afhayeenka Al-shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in weeraradii Axaddi ka dhacay Gaalkacyo ay la beegsadeen meeshii ay doonayeen oo uu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29625,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29623","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29623","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29623"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29623\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29624,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29623\/revisions\/29624"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29623"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29623"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29623"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}