{"id":29611,"date":"2016-08-22T23:15:03","date_gmt":"2016-08-22T20:15:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29611"},"modified":"2016-08-22T23:17:13","modified_gmt":"2016-08-22T20:17:13","slug":"axmed-madoobe-oo-siyaasiyiinta-ugu-baaqey-in-loo-midoobo-la-dagaalanka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/axmed-madoobe-oo-siyaasiyiinta-ugu-baaqey-in-loo-midoobo-la-dagaalanka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo Siyaasiyiinta ugu baaqey in loo midoobo la dagaalanka Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa ugu baaqay Siyaasiyiinta Soomaaliyeed inay u istaagaan in sidii dagaal wadajir ah ula geli lahaayeen Al-shabaab.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe oo ka Hadlayay Qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in falkaas uu tusayo shacabka Soomaaliyeed inay Al-shabaab dan ka lahayn shacab iyo Dowladda, loona baahan yahay in la iska dhiciyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in Siyaasiyiinta Soomaaliyeed aan loo baahnayn inay mar walba ka fikiraan danahooda, balse ay u is-taagaan sidii waddanka looga saari lahaa Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cSiyaasiyiinta Soomaaliyeed waxaan leeyahay ha loo soo jeesto in lala dagaallamo Al-shabaab, waad arkaysaan maalin walbo shacab waxa ku dhacaya. Waana inaad ka soo jeesataan meelaha kale ee aad Mashquulka ku tihiin oo lala Dagaallamo Al-shabaab,\u201d ayuu yiri Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa dhankiisa shalay sheegay in Dowladda Federaalka ay ka shaqeynayso sidii ay dalka uga saari lahayd Al-shabaab, isagoo ku sheegay warbixin uu soo saaray in Al-shabaab ay dhibaato ku hayso shacabka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Hadalka Madaxweynaha Jubbaland ayaa kusoo beegmaya xilli ay Al-shabaab Qaraxyo ka geysatay Magaalada Gaalkacyo, kuwaasoo ay ku dhinteen 23-qof dad ka badan, tiro kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/booliska-newyork-oo-gacanta-kusoo-dhigey-nin-diley-imaam-masjid-iyo-kaaliyihiisa\/tabaarak-4\/\" rel=\"attachment wp-att-29460\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa ugu baaqay Siyaasiyiinta Soomaaliyeed inay u istaagaan in sidii dagaal wadajir ah ula geli lahaayeen Al-shabaab. Axmed Madoobe oo ka Hadlayay Qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in falkaas uu tusayo shacabka Soomaaliyeed inay Al-shabaab dan ka lahayn shacab iyo Dowladda, loona baahan yahay in la iska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29613,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29611"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29612,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29611\/revisions\/29612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}