{"id":29608,"date":"2016-08-22T22:55:12","date_gmt":"2016-08-22T19:55:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29608"},"modified":"2016-08-22T22:57:05","modified_gmt":"2016-08-22T19:57:05","slug":"xeer-illaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-ku-hanjabey-in-ay-sharciga-la-tiigsan-doonaan-ganacsadihii-wax-dhacey-dalka-keena","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/xeer-illaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-ku-hanjabey-in-ay-sharciga-la-tiigsan-doonaan-ganacsadihii-wax-dhacey-dalka-keena\/","title":{"rendered":"Xeer illaaliyaha guud ee Qaranka oo ku hanjabey in ay sharciga la tiigsan doonaan ganacsadihii wax dhacey dalka keena."},"content":{"rendered":"<p>Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somalia, Dr. Axmed Cali Daahir oo la hadlay Warbaahinta ayaa digniin u diray ganacsatada Soomaaliyeed ee Dekedda Muqdisho kala soo daga Ganacsiyada kala duwan.<\/p>\n<p>Dr. Daahir ayaa xusay inaan loo dulqaadan doonin ganacsato Soomaaliyeed oo dalka keena waxyaabo waqtigooda dhacay. Cid walbo oo wax dhacay kasoo dejisa Dekedda Muqdisho ayuu xusay inaanay ka baxsan doonin gacanta sharciga.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maqlayay ganacsato Soomalaiyeed oo\u00a0 leh Quality Control lama sameyn karo, ma waxaad doonaysaan inaad wax dhacay ka ganacsataan. Waxaan wasiirka ganacasiga leeyahay waa inay fulaan Awaamirta Dowladda, Cid walbo oo dalka soo gelisa wax dhacay waxaan u sheegayaa inaysan ka baxsan doonin sharciga,\u201d ayuu yiri Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Hadalkan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo Dowladda Somalia ay Muqdisho kusoo bandhigtay dawooyin dhacay oo laga soo dejiyey Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somalia, Dr. Axmed Cali Daahir oo la hadlay Warbaahinta ayaa digniin u diray ganacsatada Soomaaliyeed ee Dekedda Muqdisho kala soo daga Ganacsiyada kala duwan. Dr. Daahir ayaa xusay inaan loo dulqaadan doonin ganacsato Soomaaliyeed oo dalka keena waxyaabo waqtigooda dhacay. Cid walbo oo wax dhacay kasoo dejisa Dekedda Muqdisho ayuu xusay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29608","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29608","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29608"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29608\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29609,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29608\/revisions\/29609"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}