{"id":29602,"date":"2016-08-22T22:11:33","date_gmt":"2016-08-22T19:11:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29602"},"modified":"2016-08-22T22:14:49","modified_gmt":"2016-08-22T19:14:49","slug":"xoghayaha-arrimaha-debedda-dalka-mareykanka-john-kery-oo-kulamo-la-leh-madax-african-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/xoghayaha-arrimaha-debedda-dalka-mareykanka-john-kery-oo-kulamo-la-leh-madax-african-ah\/","title":{"rendered":"Xoghayaha arrimaha debedda dalka Mareykanka John Kery oo kulamo  la leh madax African ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">John Kerry oo ah Xog-hayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka ayaa maanta booqasho ku jooga Kenya ayadoo uu la leeyahay madaxweyne Uhuru Kenyatta wada hadalo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">John Kerry iyo Kenyatta ayaa lagu wadaa maanta inay shir ku qabtaan madaxtooyada ayagoo la filaayo inay ka wada hadlaan arimaha ammaanka ee gobolka iyo doorashada sanadka soo socda ka dhici doonta Kenya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa waxaa lagu wadaa in Kerry uu la kulmo Waziirada Kenya u Qaabilsan Arimaha Dibada Aaamina Maxamed iyo waziiro kale oo dawlada Kenya ka tirsan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Arimaha la lafo guri doono ayaa waxaa kujira colaadaha hareeyay dalka curdanka ah ee Koofurta Suudaan iyo kala guurka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">War saxaafadeed ay soo saartay haweeneyda ah Kaaliyaha Xog-hayaha Amuuraha Afrika ee Mareykanka Linda Thomas-Greenfield, ayaa sheegtay in\u00a0 Kerry uu booqasho ku kala bixin doonto\u00a0 Kenya iyo Nigeria min Agoosto 21 ilaa 28.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa kaloo lagu sheegay war murtiyeedkaa in Kerry uu la kulmi doono dhallinyaro Afrikaan oo ah hoggaamiyeyaal soo koraaya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Inkastoo aanan weli la caddeyn waxyaabaha kale ee lagu soo qaadi karo wada hadalada waxaa ku jira xiritaanka la hadal hayo ee xeryaha Dhadhaab iyo sidii AMISOM looga dhigi lahaa ciidamo hoos taga QM.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu kaloo sida lagu wado la kulmi doonaa wasiirada amuuraha dibada ee sideed dal oo Afrikaan ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kani waa safarkii labaad ee Kerry uu ku yimaado Kenya gaar ahaan caasimada Nairobi. Sanadkii lasoo dhaafay ayuu sidoo kale halkaan yimid.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Isniinta maanta ah ayaa Kerry wuxuu kulan la qaadan doonaa sida warar dheeraad ah aanu ku helnay waziiro ka socda Kenya, Uganda, Tanzania, Koofurta Suudaan, Suudaan, Soomaaliya iyo Itoobiya iyo weliba Jabuuti.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>John Kerry oo ah Xog-hayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka ayaa maanta booqasho ku jooga Kenya ayadoo uu la leeyahay madaxweyne Uhuru Kenyatta wada hadalo. John Kerry iyo Kenyatta ayaa lagu wadaa maanta inay shir ku qabtaan madaxtooyada ayagoo la filaayo inay ka wada hadlaan arimaha ammaanka ee gobolka iyo doorashada sanadka soo socda ka dhici [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29602","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29602"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29603,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29602\/revisions\/29603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}