{"id":29596,"date":"2016-08-22T21:09:27","date_gmt":"2016-08-22T18:09:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29596"},"modified":"2016-08-22T21:11:11","modified_gmt":"2016-08-22T18:11:11","slug":"daacish-oo-turkigu-ku-eedeeyey-qaraxii-sabtidii-ka-dhacey-gaziantep","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/daacish-oo-turkigu-ku-eedeeyey-qaraxii-sabtidii-ka-dhacey-gaziantep\/","title":{"rendered":"Daacish oo Turkigu ku eedeeyey Qaraxii sabtidii ka dhacey Gaziantep."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Raccep Tayyip Erdogan ayaa Daacish ku eedeeyay weerarkii qaraxa ee Sabtidii dalkaa ka dhacay inay ayadu ka dambeysay.<\/p>\n<p>Wiil yar oo 14 sano jir ahaa ayaa la xaqiijiyay inuu weerarkaa geystay asagoo ismiidaamshay. Dadkaa qaarkii ayaa tilmaamay inuuba ka yaraa intaa oo uu 12 sano jir ahaa wiilkaasi.<\/p>\n<p>Wiilkaa oo isku soo xiray walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay dad doonayay inay aroos ka qeyb qaataan dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Ilaa 30 qof ayaa ugu yaraan ku naf waayay markii wiilkaa naftii halligga ahi isku qarxiyay magaalada Gaziantep ee dhanka koofur-galbeed ee dalkaasi Turkiga.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa xaqiijiyay in sidoo kale in kabadan 90 qof ay ku dhaawacmeen qaraxa.<\/p>\n<p>Mehmet Simsek oo ah ku xigeenka raisul wasaaraha dalkaa ayaa ku tilmaamay weerarkaa mid fuleynimo ah.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa sida meelo kale oo caalamka ah waxaa dalkaa\u00a0kusoo batay weerarada rasaasta iyo qaraxyada loo adeegsado ayadoo inta badan dadka ku waxyeelooba ay yihiin dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Raccep Tayyip Erdogan ayaa Daacish ku eedeeyay weerarkii qaraxa ee Sabtidii dalkaa ka dhacay inay ayadu ka dambeysay. Wiil yar oo 14 sano jir ahaa ayaa la xaqiijiyay inuu weerarkaa geystay asagoo ismiidaamshay. Dadkaa qaarkii ayaa tilmaamay inuuba ka yaraa intaa oo uu 12 sano jir ahaa wiilkaasi. Wiilkaa oo isku soo xiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29598,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29596","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29596"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29597,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29596\/revisions\/29597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29598"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}