{"id":29590,"date":"2016-08-21T20:35:07","date_gmt":"2016-08-21T17:35:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29590"},"modified":"2016-08-21T21:36:28","modified_gmt":"2016-08-21T18:36:28","slug":"kaarka-dhalashada-muwaadinka-oo-sida-loo-qaadanayo-uu-ka-biyo-diidey-hanti-dhawraha-qaranka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/kaarka-dhalashada-muwaadinka-oo-sida-loo-qaadanayo-uu-ka-biyo-diidey-hanti-dhawraha-qaranka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Kaarka dhalashada muwaadinka oo sida loo qaadanayo uu ka biyo diidey  Hanti dhawraha qaranka soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Hanti dhowraha Soomaaliya,\u00a0Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa kadigay in aan hannaan wanaagsan aan lagu wadin qaabka loo jarayo kaararka aqoonsiga ee dalka.<\/p>\n<p>Kaararka aqoonsiga ee dalka ama teesare minashiibiyaha ayaa haatan bixintiisu ka socotaa caasimada Muqdisho. Balse hanti dhowraha ayaa sheegay in loo baahan yahay in la joojiyo oo horta qoysaska galal loo furo lagu keydinaayo macluumaadkooda.<\/p>\n<p>Itaa kadib ayuu sheegay in qofka loo baahan yahay in eheladiisa ayadoo la garaanayo alyacni qoyskiisa iyo waalidiintii iyo walaalihii la diiwaan galiyo kaarkana la siiyo.<\/p>\n<p>Wuxuu intaa raaciyay in xog khaldan hada siduu u socdo ay gali karto diiwaanka taasoo in laga fogaado loo baahan yahay.<br \/>\nDalka Soomaaliya ayaa kaararka aqoonsiga ee noocaas ah uu caan ka ahaa wixii ka horeeyay sanadkii 1991 markii dawladii dhexe ee dalku burburtay haatana waxaa socda dadaalo kaararkaa mar kale dib loogu soo saarayo dadka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hanti dhowraha Soomaaliya,\u00a0Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa kadigay in aan hannaan wanaagsan aan lagu wadin qaabka loo jarayo kaararka aqoonsiga ee dalka. Kaararka aqoonsiga ee dalka ama teesare minashiibiyaha ayaa haatan bixintiisu ka socotaa caasimada Muqdisho. Balse hanti dhowraha ayaa sheegay in loo baahan yahay in la joojiyo oo horta qoysaska galal loo furo lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29590","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29590"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29591,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29590\/revisions\/29591"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}