{"id":29584,"date":"2016-08-21T19:53:58","date_gmt":"2016-08-21T16:53:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29584"},"modified":"2016-08-21T19:55:32","modified_gmt":"2016-08-21T16:55:32","slug":"gobolka-sool-khilaaf-ka-dhashey-canshuuro-oo-sababey-khasaare-dhimasho-iyo-dhaawac-isugu-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/gobolka-sool-khilaaf-ka-dhashey-canshuuro-oo-sababey-khasaare-dhimasho-iyo-dhaawac-isugu-jira\/","title":{"rendered":"Gobolka SOOL khilaaf ka dhashey Canshuuro oo sababey khasaare Dhimasho iyo dhaawac isugu jira."},"content":{"rendered":"<p>Khilaf ka dhashay qiimaha Cashuurta ayaa sababay in qof uu ku dhinto mid kalena ku dhaawacmo is-rasaasayn u dhexaysey Qaad-layaan iyo Ciidamada Booliiska garoonka diyaaraddaha ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Lama cadayn karo sababta keentay khilaafka soo kala dhexgalay Maaliyadda iyo mid ka mid ah shirkadaha keena qaadka laga soo waarido wadanka Kenya, waxase warar laga helayo dadka ku dhowdhow ay sheegayaan in shaki ku yimi shirkada Qaadka ay u qaateen in looga eexaday mid kale oo tartan ka dhexeeyo.<\/p>\n<p>Ma jirto cid ka hadashay dhacdadaan, iyadoo Dadkii ay waxyeelladu gaartay ay Dhamaantood kasoo jeedaan Dhinaca Qaadka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland, ayaa iyo Xubno weheliya ayaa aadey goobta wax ka dheceen oo ah Garoonka diyaaradaha oo 8-KM Waqooyi kaga aadan magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>wrsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khilaf ka dhashay qiimaha Cashuurta ayaa sababay in qof uu ku dhinto mid kalena ku dhaawacmo is-rasaasayn u dhexaysey Qaad-layaan iyo Ciidamada Booliiska garoonka diyaaraddaha ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Lama cadayn karo sababta keentay khilaafka soo kala dhexgalay Maaliyadda iyo mid ka mid ah shirkadaha keena qaadka laga soo waarido wadanka Kenya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29586,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29584","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29585,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29584\/revisions\/29585"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29586"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}