{"id":29581,"date":"2016-08-21T19:39:00","date_gmt":"2016-08-21T16:39:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29581"},"modified":"2016-08-21T19:42:17","modified_gmt":"2016-08-21T16:42:17","slug":"waqooyiga-gaalkacyo-oo-labo-qarax-ismiidaamin-ahi-ka-dhaceen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/waqooyiga-gaalkacyo-oo-labo-qarax-ismiidaamin-ahi-ka-dhaceen\/","title":{"rendered":"Waqooyiga Gaalkacyo oo labo qarax ismiidaamin ahi ka dhaceen."},"content":{"rendered":"<p>Labo Qarax oo culus ayaa goor-dhaw ka dhacay dhanka Waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo ay ka taliso Puntland, waxaana labadan qarax loo adeegsaday gaadiid miineysan.<\/p>\n<p>Guud ahaan Magaalada Gaalkacyo ayaa laga maqalay qaraxadan, kuwaasoo si aad ah ay shacabku uga naxeen maqalkooda, lamana oga khasaaraha Qaraxyadaan ka dhashay inta uu le\u2019g yahay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wararka la helayo ayaa sheegaya in Qaraxyadan lagu weeraray xarunta owladda Hoose ee Puntland ay ku leedahay Gaalkacyo oo xarun u ah Maamulka Gobolka Mudug iyo kan Degmada, waxaana ku dhaw suuq mashquul badan.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaan weli ka hadlin khasaaraha ka dhashay Weerarkan, mana jirto cid sheegatay mas\u2019uuliyadda Qaraxyadan ismiidaaminta ahaa oo kusoo aaday xilli toddobaadyadii ugudambeeyay ay Gaalkacyo ka socdeen Hawlgallo.<\/p>\n<p>Wixii warar ah ee ku soo kordha waxaan idinkula socodsiin doona\u00a0 WARSOM hadii alle idmo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo Qarax oo culus ayaa goor-dhaw ka dhacay dhanka Waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug oo ay ka taliso Puntland, waxaana labadan qarax loo adeegsaday gaadiid miineysan. Guud ahaan Magaalada Gaalkacyo ayaa laga maqalay qaraxadan, kuwaasoo si aad ah ay shacabku uga naxeen maqalkooda, lamana oga khasaaraha Qaraxyadaan ka dhashay inta uu le\u2019g yahay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29583,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29581","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29581","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29581"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29582,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29581\/revisions\/29582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29583"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}