{"id":29574,"date":"2016-08-21T18:56:38","date_gmt":"2016-08-21T15:56:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29574"},"modified":"2016-08-21T19:09:21","modified_gmt":"2016-08-21T16:09:21","slug":"tobanaan-qof-oo-ku-dhintey-qarax-ka-dhacey-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/tobanaan-qof-oo-ku-dhintey-qarax-ka-dhacey-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Tobanaan qof oo ku dhintey Qarax ka dhacey dalka Turkiga."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay meel ay joogeen\u00a0dad doonayay inay aroos ka qeyb qaataan dalka Turkiga. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ilaa 30 qof ayaa ugu yaraan ku naf waayay markii qofka naftii halligga ahi isku qarxiyay magaalada Gaziantep ee dhanka koofur-galbeed ee dalkaasi Turkiga. Ciidamada ammaanka ayaa xaqiijiyay in sidoo kale in kabadan 90 qof ay ku dhaawacmeen qaraxa. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Mehmet Simsek oo ah ku xigeenka raisul wasaaraha dalkaa ayaa ku tilmaamay weerarkaa mid fuleynimo ah. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Durba waxaa jira warar sheegaya in Daacish laga yaabo inay ka dambeysay weerarkaa ismiidaaminta ahaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhawaan ayaa sida meelo kale oo caalamka ah waxaa TURKIGA kusoo batay weerarada rasaasta iyo qaraxyada loo adeegsado ayadoo inta badan dadka ku waxyeelooba ay yihiin dadka rayidka ah.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay meel ay joogeen\u00a0dad doonayay inay aroos ka qeyb qaataan dalka Turkiga. Ilaa 30 qof ayaa ugu yaraan ku naf waayay markii qofka naftii halligga ahi isku qarxiyay magaalada Gaziantep ee dhanka koofur-galbeed ee dalkaasi Turkiga. Ciidamada ammaanka ayaa xaqiijiyay in sidoo kale in kabadan 90 qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29576,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29574","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29574"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29577,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29574\/revisions\/29577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29576"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}