{"id":29568,"date":"2016-08-20T20:37:16","date_gmt":"2016-08-20T17:37:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29568"},"modified":"2016-08-20T20:39:00","modified_gmt":"2016-08-20T17:39:00","slug":"booliska-puntland-oo-gaadiidka-dadka-lagu-taxaabo-lagu-wareejiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/booliska-puntland-oo-gaadiidka-dadka-lagu-taxaabo-lagu-wareejiyey\/","title":{"rendered":"Booliska Puntland oo gaadiidka dadka lagu taxaabo lagu wareejiyey."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa maanta la gudoonsiiyay 40-gaari oo kuwa booliiska ah, waxaana gaadiidkan ku deeqday Hay\u2019adda SSF, waxaana maamulka Puntland gaadiidka guddoonsiisay Hay\u2019adda DDG.<\/p>\n<p>Gaadiidkaan, ayaa loogu Deeqay Afar Degmo oo kala ah; Xarfo, Godob-jiiraan, Dan-gorayo iyo Isku-shuban \u2013 Waxaana loogu talo galay in looga Shaqeeyo Arrimaha nabad-gelyada ee deegaanadaasi.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, C\/xakiin C\/llaahi Xaaji Cumar Cameey oo hadlay kaddib markii uu la wareegay gaadiidkan, ayaa sheegay in si wanaagsan ay ugu shaqeyn doonaan shacabka Puntland si ammaanka loo adkeeyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Cameey ayaa xusay in gaadiidkan ay qayb weyn ka qaadan doonaan dadaalka ay Puntland ugu jiro sidii loo sugi lahaa Ammaanka guud ee Magaalooyinka Puntland, isla markaana ay meesha ka saari doonto baahidii ay Degmooyinkaas u qabeen soo qabashada dambiilayaasha.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa gaadiidkaan ku wareejiyay taliye ku-xigeenka Ciidamada Booliska Puntland, Jaamac Saxar-diid si taliyeyaasha Qaybaha Degmooyinka loogu deeqay gaadiidkan uu ugu sii wareejiyo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa maanta la gudoonsiiyay 40-gaari oo kuwa booliiska ah, waxaana gaadiidkan ku deeqday Hay\u2019adda SSF, waxaana maamulka Puntland gaadiidka guddoonsiisay Hay\u2019adda DDG. Gaadiidkaan, ayaa loogu Deeqay Afar Degmo oo kala ah; Xarfo, Godob-jiiraan, Dan-gorayo iyo Isku-shuban \u2013 Waxaana loogu talo galay in looga Shaqeeyo Arrimaha nabad-gelyada ee deegaanadaasi. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, C\/xakiin C\/llaahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29570,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29568","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29568","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29568"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29569,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29568\/revisions\/29569"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}