{"id":29557,"date":"2016-08-20T19:50:35","date_gmt":"2016-08-20T16:50:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29557"},"modified":"2016-08-20T19:51:57","modified_gmt":"2016-08-20T16:51:57","slug":"20ka-agaust-maalinta-loo-asteeyey-la-dagaalanka-kaneecada-oo-caalamka-laga-xusey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/20ka-agaust-maalinta-loo-asteeyey-la-dagaalanka-kaneecada-oo-caalamka-laga-xusey\/","title":{"rendered":"20ka Agaust maalinta loo asteeyey la dagaalanka Kaneecada oo caalamka laga xusey."},"content":{"rendered":"<p>Maanta ayay ku beegan tahay 20ka Agoosto waaana maalinta caalamka oo dhan loo asteeyay la dagaalanka kaneecada.<\/p>\n<p>Kaneecada ayaa keenta ama gudbisa xanuuno badan sida cudurka duumada oo sanad walba dad aad u fara badan kulaaya caalamka. Maalintaan ayaa u dabbal dageeda lasoo bilaabay sanadkii 1897.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale maalintaan oo kale la sameeyaa wacyigalin badan oo kusaabsan sidii kaneecada looga hortagi lahaa.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale qarash loo uruuriyaa sidii cilmibaaris iyo daraasado dheeraad ah loogu samayn lahaa cudurka duumada si dabadeed loo dhimo.<\/p>\n<p>Malaariyo ama duumo ayaa waxaa looga hortagaa daawooyin ka hor tag ah oo afka qalaad lagu yiraahdo, <em>anti-malarial.<\/em><\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale looga gaashaantaa xirashada maro kaneecada ama shandarawooyinka habeynkii markii la seexanaayo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta ayay ku beegan tahay 20ka Agoosto waaana maalinta caalamka oo dhan loo asteeyay la dagaalanka kaneecada. Kaneecada ayaa keenta ama gudbisa xanuuno badan sida cudurka duumada oo sanad walba dad aad u fara badan kulaaya caalamka. Maalintaan ayaa u dabbal dageeda lasoo bilaabay sanadkii 1897. Waxaa sidoo kale maalintaan oo kale la sameeyaa wacyigalin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29559,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29557","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29557","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29557"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29558,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29557\/revisions\/29558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}