{"id":29551,"date":"2016-08-20T19:19:13","date_gmt":"2016-08-20T16:19:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29551"},"modified":"2016-08-20T19:21:53","modified_gmt":"2016-08-20T16:21:53","slug":"qaxooti-ay-ku-jiraan-soomaali-kuna-xirnaa-dalka-masar-oo-la-siidaayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/qaxooti-ay-ku-jiraan-soomaali-kuna-xirnaa-dalka-masar-oo-la-siidaayey\/","title":{"rendered":"Qaxooti ay ku jiraan Soomaali kuna xirnaa dalka Masar oo la siidaayey."},"content":{"rendered":"<p>-Qaxooti badan oo kasoo kala jeeda dalal Afrikaan ah oo xirnaa ayaa lasii daayay dalkaasi Masar.<\/p>\n<p>Qaxootigaa oo ku xirnaa magaalada Alexandria ee dalkaasi Masar ayaa waxay kasoo kala jeedaan dalalka Soomaaliya, Suudaan, Itoobiya iyo Eritrea. UNHCR ayaa xaqiijisay in dadkaas ay ugu diiwaan gashan yihiin sidii qaxooti oo kale.<\/p>\n<p>Sidaa daraadeed ayaa dawlada Masar ay usii deysay dadkaas oo haatan xorriyadoodii dib u helay.<\/p>\n<p>Waxaa la xasuustaa in in dhawaale qaxootiyaal badan ay bilaabeen inay sii maraan Masar halkaa oo ay doomo karaacaan marka ay kusii jeedaan Yurub.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa dad badan oo tahriibeyaal ah ay ku dhinteen badaha kadib markii ay ka baxeen dalka Masar.<\/p>\n<p>Dawlada Masar ayaa dooneysa inay joojiso ququlka tahriibeyaasha sii mara dalkeeda maadaama ay badda ku harqan karaan oo naftooda ay sidaa ku waayi karaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Qaxooti badan oo kasoo kala jeeda dalal Afrikaan ah oo xirnaa ayaa lasii daayay dalkaasi Masar. Qaxootigaa oo ku xirnaa magaalada Alexandria ee dalkaasi Masar ayaa waxay kasoo kala jeedaan dalalka Soomaaliya, Suudaan, Itoobiya iyo Eritrea. UNHCR ayaa xaqiijisay in dadkaas ay ugu diiwaan gashan yihiin sidii qaxooti oo kale. Sidaa daraadeed ayaa dawlada Masar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29553,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29551","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29551"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29552,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29551\/revisions\/29552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29553"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}