{"id":29540,"date":"2016-08-19T23:39:40","date_gmt":"2016-08-19T20:39:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29540"},"modified":"2016-08-19T23:40:49","modified_gmt":"2016-08-19T20:40:49","slug":"adkeysiga-wiil-yar-oo-ku-dhaawacmey-dagaalada-ka-socda-syriawaa-lala-yaabey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/adkeysiga-wiil-yar-oo-ku-dhaawacmey-dagaalada-ka-socda-syriawaa-lala-yaabey\/","title":{"rendered":"Adkeysiga wiil yar oo ku dhaawacmey dagaalada ka socda SYRIA\/waa lala yaabey!."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Cimraan Daqmiish oo ah wiil yar oo Suuriyaan ah ayaa ku dhaawacmay duqeyn kadib markii gurigoodii lasoo duqeeyay oo uu ku dumay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhowr iyo afartan daqiiqo kadib ayaa laga soo saaray asagoo nool oo dhaawac ah halkaa isbitaalna loola cararay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa lala yaabay adkeysigiisa asagoo aan juuqna oran oohin iyo ilmo iyo jixinjix kalena laga waayay. Masawirkiisa ayaa baraha bulshada iyo taleefishinada iyo qeybaha kale ee warbaahinta caalamka oo dhan ku faafayay dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wiilkaa ayaa waxaa lasoo masawiray asagoo daggan iskana aamusan kuna fadhiyay kursi, ambalaas gudaheed.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Cimraan ayaa dhiig uu ka da&#8217;aayay markii uu iska aamusnaa oo xasilloonaa boor badana lahaa. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wiilkaa dulqaadkiisa ka yaabiyay caalamka ayaa da&#8217;diisu un tahay shan sano jir. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhammaan xubnihii qoyskiisa oo ka koobnaa hooyadii iyo aabihii iyo walaalihii iyo asaga ayaa dhammaan weerarkaa ku wada dhaawacmay, magaalada Xalab ama si kale hadii loo qoro Aleppo.\u00a0 <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dalka Suuriya ayaa waxaa ku hardamaya dadka dushooda xoogag aan badankoodu naxariis lahayn oo dano kala duwan oo la fahmi la&#8217;yahay wata. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Muddo ka badan shan sano ayuu haatan socdaa dagaalkaa umana muuqdo inuu soo afjarmaayo mar dhow Alle amarkii waa gaar. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dad badan ayaa dagaaladaa ku dhintay, qaar kale oo aan xisaab lahayn waa ku naafoobeen halka qaarna ayba gaajo kuleysay meelo dalkaa ka tirsan oo hareereysan waxaana intaa dheer in dayac uu ku heysto qaxootiga dalkaa meelo badan oo dunida ah.<br \/>\n<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cimraan Daqmiish oo ah wiil yar oo Suuriyaan ah ayaa ku dhaawacmay duqeyn kadib markii gurigoodii lasoo duqeeyay oo uu ku dumay. Dhowr iyo afartan daqiiqo kadib ayaa laga soo saaray asagoo nool oo dhaawac ah halkaa isbitaalna loola cararay. Waxaa lala yaabay adkeysigiisa asagoo aan juuqna oran oohin iyo ilmo iyo jixinjix kalena laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29542,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29540","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29540"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29543,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29540\/revisions\/29543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}