{"id":29536,"date":"2016-08-19T23:29:26","date_gmt":"2016-08-19T20:29:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29536"},"modified":"2016-08-19T23:30:44","modified_gmt":"2016-08-19T20:30:44","slug":"ugu-yaraan-hal-qof-oo-ku-dhintey-qarax-xaley-ka-dhacey-muqdisho-sida-bolisku-sheegeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/ugu-yaraan-hal-qof-oo-ku-dhintey-qarax-xaley-ka-dhacey-muqdisho-sida-bolisku-sheegeen\/","title":{"rendered":"Ugu yaraan hal qof oo ku dhintey qarax xaley ka dhacey Muqdisho sida bolisku sheegeen."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada booliska ee Muqdisho Soomaaliya ayaa sheegay in ugu yaraan hal qof qarax lagu dilay\u00a0 Muqdisho xalay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Booliska ayaa xaqiijiyay in gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay loo adeegsaday qaraxa kaasoo kasokow qofka dhintay maahee dhowr qof\u00a0 oo kale ay ku dhaawacmeen. Ilaa afar qof oo kale ayaa ku dhaawacmay weerarkaa. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Askari ka tirsan booliska oo lagu magacaabo Cabdi Cilmi ayaa warbaahinta u sheegay in qaraxu ka dhacay isgoyska Siinaay agagaarkiisa, dhanka waqooyi ee caasimada Muqdisho. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gaarigaa ayaa durba qarxay mar ay boolisku joojiyeen. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Qof dumar ah ayaa ku dhintay qaraxa halka afar qof oo kale ay ku dhaawacmeen,&#8221; Cabdi ayaa sidaa yiri. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gawaarida oo walxaha qarxa lagu soo raro ama lagu rakibo\u00a0 dabadeedna la qarxiyo ayaa dhawaan kusoo badatay Soomaaliya. <\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada booliska ee Muqdisho Soomaaliya ayaa sheegay in ugu yaraan hal qof qarax lagu dilay\u00a0 Muqdisho xalay. Booliska ayaa xaqiijiyay in gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay loo adeegsaday qaraxa kaasoo kasokow qofka dhintay maahee dhowr qof\u00a0 oo kale ay ku dhaawacmeen. Ilaa afar qof oo kale ayaa ku dhaawacmay weerarkaa. Askari ka tirsan booliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29538,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29536","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29536","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29536"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29539,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29536\/revisions\/29539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}