{"id":29531,"date":"2016-08-19T21:48:03","date_gmt":"2016-08-19T18:48:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29531"},"modified":"2016-08-19T23:17:55","modified_gmt":"2016-08-19T20:17:55","slug":"idaacadda-shabeele-oo-saaccado-kooban-hawada-ka-sareen-ciidamo-ka-tirsan-nabadsugidda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/idaacadda-shabeele-oo-saaccado-kooban-hawada-ka-sareen-ciidamo-ka-tirsan-nabadsugidda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Idaacadda Shabeele oo saaccado kooban hawada ka sareen ciidamo ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Idaacada Shabeelle ayaa xalay saacado hawada ka maqneyd kadib markii ciidamada NISA ay yimaadeen amarna kusiiyeen muumulka in la damiyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Mulkiilaha idaacadaa ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamo ka tirsan NISA\u00a0ay xalay halkaa yimaadeen ayagoo amar ku bixiyay in idaacada la xiro. Wuxuu intaa ku daray inay u sheegeen ciidamadaasi in war ay sheegtay idaacadu\u00a0lagu heysto.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu kaloo sheegay in labo wariye oo\u00a0ka tirsan idaacadaa la xiray oo ciidamadii horay ula tageen lana sheegay in lagu xiray xabsiga Godka Jilicoow.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Mulkiilaha idaacadaa ayaa intaa raaciyay in ciidamadaasi soo weeraray idaacadaa ay taleefanada gacanta ku duubteen warbixintii intii aysan halkaa ka tagin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhowr saacadood kadib ayaa idaacadaasi dib usoo gashay hawada.<\/span><\/p>\n<p>War goor dhow soo dhacayna wuxuu sheegayaa in labadii wariye ee la xiray lasoo daayay oo dib xornimadoodii ay u heleen.<\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhowr jeer oo hore ayaa idaacadaa la xiray sanadihii dhowrka ahaa ee lasoo dhaafay. <\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Idaacada Shabeelle ayaa xalay saacado hawada ka maqneyd kadib markii ciidamada NISA ay yimaadeen amarna kusiiyeen muumulka in la damiyo. Mulkiilaha idaacadaa ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamo ka tirsan NISA\u00a0ay xalay halkaa yimaadeen ayagoo amar ku bixiyay in idaacada la xiro. Wuxuu intaa ku daray inay u sheegeen ciidamadaasi in war ay sheegtay idaacadu\u00a0lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29534,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29531"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29535,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29531\/revisions\/29535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}