{"id":29525,"date":"2016-08-18T23:02:28","date_gmt":"2016-08-18T20:02:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29525"},"modified":"2016-08-18T23:03:48","modified_gmt":"2016-08-18T20:03:48","slug":"bandhig-faneed-hiddaha-iyo-dhaqanka-ku-saabsan-oo-bweyne-lagu-qabtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhig-faneed-hiddaha-iyo-dhaqanka-ku-saabsan-oo-bweyne-lagu-qabtey\/","title":{"rendered":"Bandhig Faneed Hiddaha iyo dhaqanka ku saabsan oo B\/weyne lagu qabtey."},"content":{"rendered":"<p>Munaasabad ballaaran oo si weyn u soo jiidatay Dhammaan ka Qeyb-galayaasha, isla markaana lagu soo Bandhigayay Hiddaha iyo Suugaanta Soomaaliyeed, ayaa Galabta lagu Qabtay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Abwaanno, macalimiin, waalidiin Soomaaliyeed, iyo ganacsato ayaa kasoo qeyb-galay xafladdan oo noqoneysa tii ugu horeysay lagu qabto magaalada inta la xasuusto taariikhada.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago Muuqaalka goobta, Dhinaca kale waxaa halkaas Suugaan kala duwan kusoo Ban-dhigay Dhallinyaro ay ka mid ahaayeen; Ibraahim Cismaan Afrax, Leyla Xassan Yuusuf iyo Samiiro Cali Xassan oo siweyn u soo jiitay dareenka ka qeyb-galayaashii munaasabada oo u riyaaqay suugaanta ay soo bandhigeen dhalinyarrada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Bandhiga Hiddaha &amp; Dhaqanka ee maanta lagu qabtay Beledweyne ayaa ka tarjumaya in ay wali jiraan xubno Soomaaliyeed u taagan soo nooleynta Suugaantii iyo Dhaqankii Wanaagsanaa, iyadoo waliba ay arintaa iska xil saarayaa dhalinyarro aad u da&#8217;yar.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/becco-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29487\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29487\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/salaam-bank-13\/\" rel=\"attachment wp-att-29488\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29488\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/bandhigga-buugaagta-oo-muddo-sadex-cisho-ah-muqdisho-ka-socon-doona\/tabaarak-5\/\" rel=\"attachment wp-att-29489\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29489\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad ballaaran oo si weyn u soo jiidatay Dhammaan ka Qeyb-galayaasha, isla markaana lagu soo Bandhigayay Hiddaha iyo Suugaanta Soomaaliyeed, ayaa Galabta lagu Qabtay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Abwaanno, macalimiin, waalidiin Soomaaliyeed, iyo ganacsato ayaa kasoo qeyb-galay xafladdan oo noqoneysa tii ugu horeysay lagu qabto magaalada inta la xasuusto taariikhada. Marka laga soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29527,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29525","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29525","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29525"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29526,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29525\/revisions\/29526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}