{"id":29479,"date":"2016-08-17T19:57:59","date_gmt":"2016-08-17T16:57:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29479"},"modified":"2016-08-17T19:59:46","modified_gmt":"2016-08-17T16:59:46","slug":"dadka-deegaanka-gaarisa-oo-looga-digey-in-ay-qariyaan-qaxootiga-soomaalida-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/dadka-deegaanka-gaarisa-oo-looga-digey-in-ay-qariyaan-qaxootiga-soomaalida-ah\/","title":{"rendered":"Dadka Deegaanka Gaarisa oo looga digey in ay qariyaan Qaxootiga Soomaalida ah."},"content":{"rendered":"<p>Shacabka kunool degmada Garissa ee Kenyanka ah ayaa waxaa looga digay inay qariyaan qaxootiga Dhadhaab ee diidan in dib loo celiyo kuwaasoo qaarkood laga yaabo inay Garissa yimaadaan si arinkaa ay uga baaqsadaan.<\/p>\n<p>Isku duwaha hawlaha dawlada Kenya ee gobolka Waqooyi-bari Kenya Maxamuud Saalax ayaa uga digay dadka kunool magaalada Garissa inay guryahooda ku qariyaan qaxootiga Dhadhaab qaarkood kuwaasoo aanan dooneyn in dalkoodii Soomaaliya dib loogu celiyo.<\/p>\n<p>Maxamuud Saalax ayaa arinkaa ka digay mar uu ka hadlaayay seminaar lagu qabtay magaalada Garissa Axadii aanu soo dhaafnay.<\/p>\n<p>\u201cQaxootigu malahan kaararka aqoonsiga iyo dukumiintiyo usaamaxaya inay kunoolaadaan meelo ka baxsan xeryaha,\u201d sidaa ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wuxuu intaa raaciyay in dawladu ay tillaabo ka qaadi doonto dadkii qariya.<\/p>\n<p>Dawlada Kenya ayaa sheegtay in mar aan dheereyn ay xiro doonto xeryaha Dhadhaab qaxootiga Soomaalida ahna dib dalkoodii loogu celin doono.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/booliska-newyork-oo-gacanta-kusoo-dhigey-nin-diley-imaam-masjid-iyo-kaaliyihiisa\/becco-4\/\" rel=\"attachment wp-att-29458\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/booliska-newyork-oo-gacanta-kusoo-dhigey-nin-diley-imaam-masjid-iyo-kaaliyihiisa\/salaam-bank-12\/\" rel=\"attachment wp-att-29459\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/booliska-newyork-oo-gacanta-kusoo-dhigey-nin-diley-imaam-masjid-iyo-kaaliyihiisa\/tabaarak-4\/\" rel=\"attachment wp-att-29460\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shacabka kunool degmada Garissa ee Kenyanka ah ayaa waxaa looga digay inay qariyaan qaxootiga Dhadhaab ee diidan in dib loo celiyo kuwaasoo qaarkood laga yaabo inay Garissa yimaadaan si arinkaa ay uga baaqsadaan. Isku duwaha hawlaha dawlada Kenya ee gobolka Waqooyi-bari Kenya Maxamuud Saalax ayaa uga digay dadka kunool magaalada Garissa inay guryahooda ku qariyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29481,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29479","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29479","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29479"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29480,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29479\/revisions\/29480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}