{"id":29469,"date":"2016-08-16T20:23:00","date_gmt":"2016-08-16T17:23:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29469"},"modified":"2016-08-16T20:25:17","modified_gmt":"2016-08-16T17:25:17","slug":"gobolka-jdhexe-oo-ciidamada-danab-ee-df-hawl-gallo-ka-dhan-ah-al-shabaab-ka-fuliyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/gobolka-jdhexe-oo-ciidamada-danab-ee-df-hawl-gallo-ka-dhan-ah-al-shabaab-ka-fuliyeen\/","title":{"rendered":"Gobolka J\/dhexe oo Ciidamada Danab ee DF hawl-gallo ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyeen."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p>Ciidamada Danab ee dowladda Somaliya ayaa howlgallo Qorshaysan ka fuliyay demgada Sunguuni ee gobolka Jubbada dhexe ,iyaga oo bur-buriyay Saldhig \u00a0ay halkasi ku lahayd kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gudaha Somalia.<\/p>\n<p>Waxaa hawl-galkan sidoo kale lagu bur-buriyay goob- isbaaro ahayd oo ay kooxda Al-shabaab u adeegsan jirtay in ay dadka kaga qaaddo lacago sharci darro,waxaana degmada Sunguuni oo dhanka waqooyi ka xigta wabiga Jubba ay muhiim u ahayd kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>Warar dheeraad ah oo laga helayo howl-galladan ayaa sheegaya in degmada Jilib, gaar ahaan tuuladda hargeysa yareey lagu gubay Gaadiid dagaal oo ay lahayd Al-shabaab ,iyadoo isla goobta lagu dilay tiro maleshiyaad ah oo ka tirsanaa Al Shabaab.<\/p>\n<p>Howgalladan oo ahaa kuwa is dhaba joog ah ayaa sidoo kale laga sameeyay degmadda Saakow oo saldhig weyn u ahayd kooxda al-shabaab \u00a0,waxaana sida la sheegay goobta lagu dilay hor-jooge muhiim u ahaa kooxda.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn, Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S\/Guuto Cali Baashi Maxamed ayaa tilmaamay in ay xoojinayaan weerarada lagu bartilmaa-meedsanayo maleeshiyaadka kooxda Al-shabaab oo dagaal adag \u00a0kula jirta dowladda Somalia.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/booliska-newyork-oo-gacanta-kusoo-dhigey-nin-diley-imaam-masjid-iyo-kaaliyihiisa\/becco-4\/\" rel=\"attachment wp-att-29458\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/booliska-newyork-oo-gacanta-kusoo-dhigey-nin-diley-imaam-masjid-iyo-kaaliyihiisa\/salaam-bank-12\/\" rel=\"attachment wp-att-29459\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/booliska-newyork-oo-gacanta-kusoo-dhigey-nin-diley-imaam-masjid-iyo-kaaliyihiisa\/tabaarak-4\/\" rel=\"attachment wp-att-29460\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Danab ee dowladda Somaliya ayaa howlgallo Qorshaysan ka fuliyay demgada Sunguuni ee gobolka Jubbada dhexe ,iyaga oo bur-buriyay Saldhig \u00a0ay halkasi ku lahayd kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta gudaha Somalia. Waxaa hawl-galkan sidoo kale lagu bur-buriyay goob- isbaaro ahayd oo ay kooxda Al-shabaab u adeegsan jirtay in ay dadka kaga qaaddo lacago sharci darro,waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29471,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29469","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29469"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29472,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29469\/revisions\/29472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29471"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}