{"id":29465,"date":"2016-08-16T20:12:39","date_gmt":"2016-08-16T17:12:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29465"},"modified":"2016-08-16T20:14:23","modified_gmt":"2016-08-16T17:14:23","slug":"wariye-cali-daahir-xerow-oo-xabsiga-bweyne-laga-siidaayey-iyadoo-aaney-jirin-maxkamad-la-horgeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/wariye-cali-daahir-xerow-oo-xabsiga-bweyne-laga-siidaayey-iyadoo-aaney-jirin-maxkamad-la-horgeeyey\/","title":{"rendered":"Wariye Cali Daahir Xerow oo xabsiga B\/weyne laga siidaayey iyadoo aaney jirin Maxkamad la horgeeyey."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p>Cali Daahir Xeroow [Cali Kuluc] oo muddo ku siman Afar cisho u xirnaa maamulka gobolka Hiiraan, ayaa dib u hellay Xorriyadiisii, kaddib Dadaal dheeraad ah oo sii deyntiisa u gallaan odayaal, waxgarad iyo suxufiyiinta ka howlgala magaalada Beledweyne.Illaa iyo hadda maamulka si rasmi ah uma uusan shaacin sababaha loo xiray Cali Kuluc, balse warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu jiray khilaaf shaqsi ah oo soo kala dhaxgalay isaga iyo guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo markii horeba bixiyay amarka lagu soo xiray.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Ma jirin Maxkamad la Hor-geeyay muddadaa Afarta casho ah ee uu xirnaa, waxaase maanta lagu sii daayay amar ka soo baxay isla guddoomiyaha gobolka.<\/p>\n<\/div>\n<div>warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/booliska-newyork-oo-gacanta-kusoo-dhigey-nin-diley-imaam-masjid-iyo-kaaliyihiisa\/becco-4\/\" rel=\"attachment wp-att-29458\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29458\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/booliska-newyork-oo-gacanta-kusoo-dhigey-nin-diley-imaam-masjid-iyo-kaaliyihiisa\/salaam-bank-12\/\" rel=\"attachment wp-att-29459\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29459\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/booliska-newyork-oo-gacanta-kusoo-dhigey-nin-diley-imaam-masjid-iyo-kaaliyihiisa\/tabaarak-4\/\" rel=\"attachment wp-att-29460\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29460\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali Daahir Xeroow [Cali Kuluc] oo muddo ku siman Afar cisho u xirnaa maamulka gobolka Hiiraan, ayaa dib u hellay Xorriyadiisii, kaddib Dadaal dheeraad ah oo sii deyntiisa u gallaan odayaal, waxgarad iyo suxufiyiinta ka howlgala magaalada Beledweyne.Illaa iyo hadda maamulka si rasmi ah uma uusan shaacin sababaha loo xiray Cali Kuluc, balse warar soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29467,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29465","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29465","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29465"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29468,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29465\/revisions\/29468"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}