{"id":29454,"date":"2016-08-16T19:34:23","date_gmt":"2016-08-16T16:34:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29454"},"modified":"2016-08-16T19:34:23","modified_gmt":"2016-08-16T16:34:23","slug":"rwanda-oo-afar-qof-kaliya-loo-ogolyahey-in-ay-baabuurta-waaweyn-ku-socdaandadka-kale-maxey-ku-socdaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/rwanda-oo-afar-qof-kaliya-loo-ogolyahey-in-ay-baabuurta-waaweyn-ku-socdaandadka-kale-maxey-ku-socdaan\/","title":{"rendered":"RWANDA: oo afar qof kaliya loo ogolyahey in ay Baabuurta waaweyn ku socdaan\/dadka kale maxey ku socdaan?."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">-Dalka Rwanda afar qof ayumbaa dawlada dalkaa loo ogol yahay inay ku socdaan gawaari tankoodu ka weyn yahay 2000cc.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Afartaa waa madaxweynaha, raisul wasaaraha, afhayeenka baarlamaanka iyo afhayeenka aqalka guurtida ama senetka. Wasiirada deyn ayaa la siinayaa ay kusoo gataan gawaarida nooca ay rabaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa wasiirada intaa loo raacinayaa lacag ay gawaarida ku dayactirtaan oo gunno yar ah. Dawlada ayaa sidoo kale u kireysa gawaari kale dawlada hadii loo baahdo tusaale hadii meelo baadiye ah loo safraayo. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Tan iyo markii dawlada Rwanda ay bilowday fulinta istaraatiijiyadaa sanadkii 2004, waxay qabatay gawaari gaaraya 250 dawladu leedahay iyo kuwo hayado samafal ay usoo gadeen oo si khaldan loo isticmaalayay.\u00a0 <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Laga soo bilaabo bishii shanaad ee sanadkii 2005, dawlada ayaa soo uruurisay kana soo xareysay $3.5 milyan\u00a0 gawaaridaa oo lasii iibiyay. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Warbixin lagu soo saaray xisaabo xil maleh oo dawlada dhexe ay qortay sanadkii 2011 ayaa muujisay in dawladu ku weydo malaayiin lacag ah dayac tirka gaadiidka.<br \/>\n<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">2010-2011, wasaaradaha, waaxaha, hayadaha iyo xafiiska xogheynta maamulka ayaa si xun u maamulay qarashaad loogu tala galay dayactirida gawaarida dawlada oo dhamaa ilaa\u00a0 Sh77.318 oo milyan.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/becco-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29351\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/salaam-bank-11\/\" rel=\"attachment wp-att-29350\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/tabaarak-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29352\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Dalka Rwanda afar qof ayumbaa dawlada dalkaa loo ogol yahay inay ku socdaan gawaari tankoodu ka weyn yahay 2000cc. Afartaa waa madaxweynaha, raisul wasaaraha, afhayeenka baarlamaanka iyo afhayeenka aqalka guurtida ama senetka. Wasiirada deyn ayaa la siinayaa ay kusoo gataan gawaarida nooca ay rabaan. Waxaa wasiirada intaa loo raacinayaa lacag ay gawaarida ku dayactirtaan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29455,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-29454","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29454"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29456,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29454\/revisions\/29456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29455"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}