{"id":29439,"date":"2016-08-15T18:44:36","date_gmt":"2016-08-15T15:44:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29439"},"modified":"2016-08-15T18:46:42","modified_gmt":"2016-08-15T15:46:42","slug":"hawl-gallo-ka-dhacey-degmada-saakoow-ee-gobolka-jubada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/hawl-gallo-ka-dhacey-degmada-saakoow-ee-gobolka-jubada-dhexe\/","title":{"rendered":"Hawl gallo ka dhacey degmada Saakoow ee gobolka Jubada Dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Ciidammo ka tirsan Komaandoosta Somalia oo taageero ka helaya ciidammo Mareykan ah ayaa labo Hawl-gal ka Fuliyay Koonfurta Soomaaliya dhawrkii casho ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Hawl galkan ayaa la sheegay in lagu dilay 30 xoogag Al-shabaab ka tirsanaa, inkastoo aan wali la hayn warar xaqiijin kara tirada dhimashada Weerarradan ay fuliyeen ciidanka is-bahaysanaya.<\/p>\n<p>Wakaalada Wararka Xinhua oo xiganaysay ilo Wareedyo ku dhaw Ciidamada Dowladda Somalia ayaa sheegay in hawl-galladaan ay dhaceen 10-kii iyo 13-kii bishan Ogoosto, kuwaasoo lagu beegsaday saldhig Al-shabaab ku lahayd degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidamada Mareykanka iyo kumaandoosta Soomaaliya, waxay weerarro ku qaadeen Degmada Saakow, halkaasoo ay ku dileen 30 xubnood. Hawl-gallo gaar ahaa oo dhacay intii u dhaxeysay 10-kii illaa 13-kii bishan, xubno sare oo ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu dilay,&#8221; ayuu yiri sarkaal ka tirsan dowladda Somalia.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Xinhua ayaa sheegtay in afhayeenkii Al-shabaab Abuu-Muscab iyo nin magaciisa lagu sheegay Abu-Omar iyana lagu dilay hawl-galkaas, inkastoo aysan weli Al-shabaab ka hadlin arrintan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Dowladaha Mareykanka iyo Somalia ayaan weli Weeerarradan kasoo saarin wax hadal ah, dhanka kalena ma cadda cidda lagu beegsanayay hawl-galladii ka dhacay Degmada Saakoow.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/becco-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29351\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/salaam-bank-11\/\" rel=\"attachment wp-att-29350\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/tabaarak-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29352\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidammo ka tirsan Komaandoosta Somalia oo taageero ka helaya ciidammo Mareykan ah ayaa labo Hawl-gal ka Fuliyay Koonfurta Soomaaliya dhawrkii casho ee lasoo dhaafay. Hawl galkan ayaa la sheegay in lagu dilay 30 xoogag Al-shabaab ka tirsanaa, inkastoo aan wali la hayn warar xaqiijin kara tirada dhimashada Weerarradan ay fuliyeen ciidanka is-bahaysanaya. Wakaalada Wararka Xinhua [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29441,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29439","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29439","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29439"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29439\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29440,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29439\/revisions\/29440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29441"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}