{"id":2943,"date":"2011-09-07T13:30:14","date_gmt":"2011-09-07T13:30:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2943"},"modified":"2011-09-07T13:36:01","modified_gmt":"2011-09-07T13:36:01","slug":"xarakada-al-shabaab-oo-gacanta-ku-soo-dhigay-saraakiil-kenyaati-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/xarakada-al-shabaab-oo-gacanta-ku-soo-dhigay-saraakiil-kenyaati-ah\/","title":{"rendered":"Xarakada Al-shabaab Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Saraakiil Kenyaati Ah"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/kenya21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2948\" title=\"Militants of al Shabaab ride on pick-up trucks after displaying their weapons on the outskirts of Mogadishu\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/kenya21-300x195.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"195\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/kenya21-300x195.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/kenya21.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u00a0<strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n<p>Wararka Laga Helayo gobolada Jubbooyinka ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Shabaabul mujaahidiin ay gacanta kusoo dhigeen saraakiil katirsanaa ciidanka <strong>Kenya <\/strong>Oo Ku Sugnaa Gobolada Jubbooyinka.<\/p>\n<p>\u00a0Wararka ayaa sheegaya in ay Ilaa iyo 2 sarkaal oo Kenyaati ah ay ciidamada Xarakada Sl-shabaab Ee Ku Sugan Gobolada \u00a0Jubbooyinka kasoo qabteen hareeraha deegaanka Dhoobley islamrakaana ay iminka gacanta ku hayaan xarakada al-shabaab.<\/p>\n<p>Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom\u00a0 ayaa loo xaqiijiyay in Kooxdaani oo xiligii laqabanayay Howllo sahamin ah ku jireen waxaana laga yaabaa in Madaxda Xarakada al-shababab ay ka hadlaan.<\/p>\n<p>Qabashada saraakiishan Kenyaatiga ah iyagoona Kenya ay sheegijirtay in ay wax lug ah ku leheen ladagaalanka xarakada al-shabaab eek u sugun Gobolada Jubbooyinka<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Wararka Laga Helayo gobolada Jubbooyinka ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Shabaabul mujaahidiin ay gacanta kusoo dhigeen saraakiil katirsanaa ciidanka Kenya Oo Ku Sugnaa Gobolada Jubbooyinka. \u00a0Wararka ayaa sheegaya in ay Ilaa iyo 2 sarkaal oo Kenyaati ah ay ciidamada Xarakada Sl-shabaab Ee Ku Sugan Gobolada \u00a0Jubbooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2943","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2943"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2947,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2943\/revisions\/2947"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}