{"id":29424,"date":"2016-08-14T00:15:45","date_gmt":"2016-08-13T21:15:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29424"},"modified":"2016-08-14T00:17:21","modified_gmt":"2016-08-13T21:17:21","slug":"iyadoon-la-gaarin-soo-xulista-barlamaanka-2016ka-oo-dawlada-soomaaliya-lagu-amaaney-doorka-haweenka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/iyadoon-la-gaarin-soo-xulista-barlamaanka-2016ka-oo-dawlada-soomaaliya-lagu-amaaney-doorka-haweenka\/","title":{"rendered":"Iyadoon la gaarin soo xulista barlamaanka 2016ka oo dawlada soomaaliya lagu amaaney doorka Haweenka."},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<p>Wasiirka haweenka iyo Xuquuqul-Insaanka Somaliya Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa soo dhaweysay kaalinta haweenka Soomaaliyeed laga siiyay arimaha siyaasadda dalka ,waxaana lagu wadaa in doorashada sanadkan la qabanayo ay ka helaan saami dhan 30%.<\/p>\n<p>Shir-weynihii Qaran ee looga hadlayay doorashooyinka Soomaaliya ayaa lagu saxiixay in qoondada haweenka ay ahaan doonto lama taab-taan ,isla markaana ay xubno muhiim ah ka heli doonaan dowladda iyo aqallada kale ee sharci dajinta.<\/p>\n<p>Wasiirrad-da ayaa ku tilmaamtay arintan horumar weyn oo ku soo kordhay siyaasadda Somalia ,waxaana hadalkan ay ka sheegtay shir-weynaha haweenka oo shalay oo Jimco ahayd lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya<\/p>\n<p>\u201cShirkii heer qaran ayaa go\u2019aamiyay in haweenku ay ka heli doonaan \u00a0kuraas dhan 30% labada aqal ee dowladda \u201c ayey tiri Sahro oo tilmaamtay in haweenka ay kaalin weyn ku leeyihiin dib u dhiska dalka oo ka soo kabanaya colaado sokeeye.<\/p>\n<p>Ku xigeenka Ergayga Midowga Afrika ee Somaliya Lydia Wanyato ayaa ugu baaqday dumarka in ay ka faa\u2019idaystaan fursaddan ,isla markaana ay balaariyaan kaalinta ay ku \u00a0leeyihiin isbadallada siyaasadda ee Soomaailya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la joogaa waqti aysan dumarka Soomaali seegi karin ,saacaddu waa ay socotaa ,waa in ay istaagaan\u201d ayey tiri Wanyato oo sheegtay in Midowga Afrika uu dowladda Somalia ugu mahad-celiyo\u00a0kaalinta haweenka laga siiyay siyaasadda.<\/p>\n<p>Ugu danbayn , Somalia ayaa yeelan doonta barlamaan cusub inta u dhaxeysa \u00a024-ta bisha sagaalaad ilaa iyo bisha tobonaad tobankeeda halka sidoo kale loo codayn doono madaxweyne cusub bisha tobonaaad ,waxaana jadwalkan lagu saxiisay shirkii heer qaran ee Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/salaam-bank-11\/\" rel=\"attachment wp-att-29350\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/becco-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29351\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/tabaarak-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29352\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka haweenka iyo Xuquuqul-Insaanka Somaliya Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa soo dhaweysay kaalinta haweenka Soomaaliyeed laga siiyay arimaha siyaasadda dalka ,waxaana lagu wadaa in doorashada sanadkan la qabanayo ay ka helaan saami dhan 30%. Shir-weynihii Qaran ee looga hadlayay doorashooyinka Soomaaliya ayaa lagu saxiixay in qoondada haweenka ay ahaan doonto lama taab-taan ,isla markaana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29426,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29424"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29427,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29424\/revisions\/29427"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29426"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}