{"id":29402,"date":"2016-08-12T22:05:39","date_gmt":"2016-08-12T19:05:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29402"},"modified":"2016-08-12T22:06:51","modified_gmt":"2016-08-12T19:06:51","slug":"diyaaradda-air-jabuuti-oo-dib-u-billawdey-duulimaadkeedi-caadiga-ahaa-mudo14-sano-kadib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/diyaaradda-air-jabuuti-oo-dib-u-billawdey-duulimaadkeedi-caadiga-ahaa-mudo14-sano-kadib\/","title":{"rendered":"Diyaaradda AIR-Jabuuti oo dib u billawdey duulimaadkeedi caadiga ahaa mudo14 sano kadib."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">Shirkadda Diyaaradaha Air Djibouti ee dalka Jabuuti ayaa dib u billowday duulimaadyadii rakaabka ahaa kaddib 14-sano oo aysan shaqeyn diyaaraddan, kaddib markii ay kacday shirkaddii diyaaradaha Jabuuti 2002-dii.<\/span><\/p>\n<p>Diyaaradda Air Djibouti oo loo yaqaan Diyaaradda Badda Cas ayaa Sannadkii 1963-kii oo dalkaas uu gumeysi ku jiray la aasaasay, waxayna ka mid aheyd Shirkadaha diyaaradaha ee ugu weyn Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa imaanaysa, kaddib markii sannadkii 2015-kii ay diyaaradu dib u billowday duullimaadyadii xamuulka ahaa, iyadooo timid Muqdisho kana qaaday xamuul u badan khudaar.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xarigga furay Shirkadda Air Djibouti oo dib u billowday hawsheeda, waxaana; diyaaradan ayuu nooceedu yahay Boeing 737-400.<\/p>\n<p>Diyaaradan ayaa waxay duullimaadyo ku tagi doontaa Magaalooyinka Dubai, London, Paris iyo kuwo kale oo Afrika iyo Calaamka ka tirsan, waxayna ku billaabaysaa Duullimaadyadeeda Dalalka Kenya iyo India.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Shirkadda Diyaaradaha Air Djibouti ayaa Tartan la geli doonta Shirkadaha diyaaradaha ee Kenya Airways iyo Ethiopian Airlines oo ah labada shirkad ee ugu weyn Gobolka Bariga Afrika.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/salaam-bank-11\/\" rel=\"attachment wp-att-29350\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/becco-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29351\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/tabaarak-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29352\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkadda Diyaaradaha Air Djibouti ee dalka Jabuuti ayaa dib u billowday duulimaadyadii rakaabka ahaa kaddib 14-sano oo aysan shaqeyn diyaaraddan, kaddib markii ay kacday shirkaddii diyaaradaha Jabuuti 2002-dii. Diyaaradda Air Djibouti oo loo yaqaan Diyaaradda Badda Cas ayaa Sannadkii 1963-kii oo dalkaas uu gumeysi ku jiray la aasaasay, waxayna ka mid aheyd Shirkadaha diyaaradaha ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29404,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29402","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29402"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29403,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29402\/revisions\/29403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}