{"id":29396,"date":"2016-08-12T00:42:49","date_gmt":"2016-08-11T21:42:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29396"},"modified":"2016-08-12T00:45:27","modified_gmt":"2016-08-11T21:45:27","slug":"isbaheysiga-xisbiyada-siyaasada-soomaaliya-iyo-xubnaha-ugu-sareeya-xafiiska-xeer-ilaaliya-guud-oo-kulan-yeeshey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasada-soomaaliya-iyo-xubnaha-ugu-sareeya-xafiiska-xeer-ilaaliya-guud-oo-kulan-yeeshey\/","title":{"rendered":"Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya iyo Xubnaha ugu sareeya Xafiiska Xeer ilaaliya guud oo kulan yeeshey."},"content":{"rendered":"<p>Xubno ka socda Ibaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud madaxda ugu sareysa ayaa maanta kula ku yeeshey dhismaha ay hay&#8217;adda garsoorku ku leedahey magaaladan Muqdisho iyadoo dood iyo falanqeyn kadib leysku afgartey Qodobada soo socda:-<\/p>\n<p>1 in leyska kaashado dhaqan gelinta,iyo dhawrista shuruucda dalka u degsan.<\/p>\n<p>2 in Xafiiska Xeer ilaalintu ka qeyb qaato dhameystirka iyo meel marinta xeerka Axzaabta Soomaaliya oo in muddo ah madaxweynaha hor yiil.<\/p>\n<p>3 in laga wada qeyb qaato sidii loo dar dar gelin lahaa dhismaha Golaha adeega garsoorka iyo Maxkamada dastuuriga dalka.<\/p>\n<p>Madaxda isbaheysiga kulanka ka qeyb gashey oo ay hor kacayeen Gudoomiyaha isbaheysiga xisbiyada Cali Maxamed Nuux (timajilic) iyo kuxigeenka 1&#8217;aad ee isbaheysiga Suleymaan Yuusuf Cilmi,Salaad Cali Jeelle gud. xisbiga demuquraadia,Zakeriye X\/maxamuud Cabdi gud. xisbiga Umah,Faarax Salaad Dharaar,xoghayaha guud ee xisbiga qaranka soomaaliyeed,iyo xoghayaha guud ee xisbiga Caddaalada Bulshada Caddaani iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa kamid ahaa madaxda xafiiska xeer ilaalinta Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka soomaaliya DR Axmed Cali Daahir,kuxigeenka 1&#8217;aad ee xeerilaaliyaha guud Axme Cali Abuukar iyo la taliyaha xafiiska xeer ilaaliyaha prof. Ciise iyo madax kale.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntiina kulanka ayaa kusoo gaban gaboobey jawi hagaagsan iyo is afgarad.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/salaam-bank-11\/\" rel=\"attachment wp-att-29350\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/becco-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29351\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/tabaarak-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29352\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubno ka socda Ibaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya iyo Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud madaxda ugu sareysa ayaa maanta kula ku yeeshey dhismaha ay hay&#8217;adda garsoorku ku leedahey magaaladan Muqdisho iyadoo dood iyo falanqeyn kadib leysku afgartey Qodobada soo socda:- 1 in leyska kaashado dhaqan gelinta,iyo dhawrista shuruucda dalka u degsan. 2 in Xafiiska Xeer ilaalintu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29398,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29396","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29397,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29396\/revisions\/29397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}