{"id":29378,"date":"2016-08-10T20:56:15","date_gmt":"2016-08-10T17:56:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29378"},"modified":"2016-08-10T20:59:45","modified_gmt":"2016-08-10T17:59:45","slug":"mweyne-xasan-sheekh-oo-aqbaley-waiiru-dawlaha-caddaalada-in-loo-magacaabo-gen-muungaab-duqii-hore-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mweyne-xasan-sheekh-oo-aqbaley-waiiru-dawlaha-caddaalada-in-loo-magacaabo-gen-muungaab-duqii-hore-muqdisho\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan Sheekh oo aqbaley waiiru-dawlaha caddaalada in loo magacaabo GEN-muungaab duqii hore muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa ogolaaday soo jeedinta magacaabista Wasiir-u-dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo dhawaan xilka loo magacaabay.<\/p>\n<p>Magacaabista Jen. Muun-gaab waxaa soo jeediyay RW Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke. Waxaana Madaxweyne Xasan uu sheegay inuu Tix-geliyay si rasmi ahna u ogolaaday soo jeedintaas oo dhaqan-gashay shaley oo ay taariikhdu ku beegnayd 09-ka August, 2016-ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Jen. Xasan Muun-gaab ayaa horay u soo noqday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho intii u dhexeysay February 2014-kii illaa October 2015-ka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xasan Maxamed Xuseen ayaa horay u ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia intii u dhexeysey August, 2010-kii illaa February 2014-kii, isagoo sidoo kale isla Maxkamaddaasi ka soo noqday Garsoore.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/salaam-bank-11\/\" rel=\"attachment wp-att-29350\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/becco-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29351\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/tabaarak-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29352\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa ogolaaday soo jeedinta magacaabista Wasiir-u-dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo dhawaan xilka loo magacaabay. Magacaabista Jen. Muun-gaab waxaa soo jeediyay RW Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke. Waxaana Madaxweyne Xasan uu sheegay inuu Tix-geliyay si rasmi ahna u ogolaaday soo jeedintaas oo dhaqan-gashay shaley oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29380,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29378","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29378"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29379,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29378\/revisions\/29379"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29380"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}