{"id":29375,"date":"2016-08-10T20:21:58","date_gmt":"2016-08-10T17:21:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29375"},"modified":"2016-08-10T20:23:32","modified_gmt":"2016-08-10T17:23:32","slug":"banki-moon-oo-soo-dhaweeyey-jadwalka-gudiga-doorashooyinka-ee-heer-federal-si-dhab-ah-hadii-loo-meel-mariyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/banki-moon-oo-soo-dhaweeyey-jadwalka-gudiga-doorashooyinka-ee-heer-federal-si-dhab-ah-hadii-loo-meel-mariyo\/","title":{"rendered":"Banki Moon oo soo dhaweeyey jadwalka gudiga doorashooyinka ee heer federal si dhab ah hadii loo meel mariyo."},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyay jadwalka doorashooyinka Soomaaliya ee dhawaan lasoo bandhigay, isagoo ku tilmaamay guul weyn doorashada lagu wado inay sannadkan ka dhacdo Somalia.<\/p>\n<p>Ki-moon ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku xusay inay guul aad u weyn tahay in Madaxweynaha soo socda ee Somalia la doorto 30-ka bisha Oktoobar ee Sanadkan. Wuxuuna intaas ku daray inay tani muujinayso in Somalia ay ku socoto waddadii dimuqraadiyadda.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan aaminsanahay in jadwalka doorasho ee la isku waafaqay la wada ilaalin doono, waxaana dhinacyada oo dhan uga digaynaa in xilliga jadwalka uu tilmaamayo ay ka dib dhacdo doorashada,&#8221; ayuu yiri Ban Ki-Moon.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Xoghayaha Guud ee QM ayaa xusay inuu soo dhaweynayo qorshaha hiigsiga nidaamka doorasho ee Somalia ee sannadka 2020-ka, isagoo xusay in uu Aamisan yahay in Somalia ay horay u socoto.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan doonayaa in xoogga la saaro doorashooyinka sannadkan 2016-ka, waxaana ku baaqayaa in wax walba la ilaaliyo Xuquuqda Aadanaha iyo weliba xorriyadda hadalka,&#8221; ayuu Ki-Moon ku yri War-saxaafadeedkiisa.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ban Ki-Moon ayaa sheegay in taallaabadan ay tahay mid aad muhiim u ah oo ku wajahan Horumarrada laga sameeyay Siyaasadda Dalka Soomaaliya, isagoo u rajeeyay nabad iyo barwaaqo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/becco-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29351\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/salaam-bank-11\/\" rel=\"attachment wp-att-29350\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/tabaarak-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29352\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyay jadwalka doorashooyinka Soomaaliya ee dhawaan lasoo bandhigay, isagoo ku tilmaamay guul weyn doorashada lagu wado inay sannadkan ka dhacdo Somalia. Ki-moon ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku xusay inay guul aad u weyn tahay in Madaxweynaha soo socda ee Somalia la doorto 30-ka bisha Oktoobar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29377,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29375","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29375"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29376,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29375\/revisions\/29376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29377"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}