{"id":29372,"date":"2016-08-10T20:05:40","date_gmt":"2016-08-10T17:05:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29372"},"modified":"2016-08-10T20:07:18","modified_gmt":"2016-08-10T17:07:18","slug":"barlamaanka-minnesota-ee-daka-mareykanka-oo-gabar-soomaaliyeed-ku-guuleysatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/barlamaanka-minnesota-ee-daka-mareykanka-oo-gabar-soomaaliyeed-ku-guuleysatey\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Minnesota ee daka Mareykanka oo gabar soomaaliyeed ku guuleysatey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ilhaan Cumar ayaa kuguuleysatay xubinimada baarlamaanka ee dobolka Minnesota, dalka Mareykanka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Soomaali badan ayaa kunool gobolkaa asagoo Minnesota uu yahay gobolka ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan marka loo barbar dhigo gobolada kale ee dalkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ilhaan ayaa noqoneysa gabadhii ugu horeysay ee xubin ka noqota aqalkaa iyo weliba gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah ee aqalkaa xubin ka noqota abid.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ilhaan Cumar ayaa kursigaa u tartamidiisa\u00a0 uga badisay Phyllis Kahn oo muddo dheer aqalkaa xubin ka ahayd iyo weliba Tom Hackbarth.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Soomaali badan ayaa gabadhaa u codeeyay iyo waliba dadka Muslimiinta ah iyo weliba dadyow kale. Ilhan ayaa Mareykanka soo gashay ayadoo kasoo haajirtay Soomaaliya waqti dheer ka hor.\u00a0<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/salaam-bank-11\/\" rel=\"attachment wp-att-29350\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/becco-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29351\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/tabaarak-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29352\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilhaan Cumar ayaa kuguuleysatay xubinimada baarlamaanka ee dobolka Minnesota, dalka Mareykanka. Soomaali badan ayaa kunool gobolkaa asagoo Minnesota uu yahay gobolka ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan marka loo barbar dhigo gobolada kale ee dalkaa. Ilhaan ayaa noqoneysa gabadhii ugu horeysay ee xubin ka noqota aqalkaa iyo weliba gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29374,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29372","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29372"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29373,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29372\/revisions\/29373"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}