{"id":2937,"date":"2011-09-07T13:21:42","date_gmt":"2011-09-07T13:21:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2937"},"modified":"2011-09-07T13:21:42","modified_gmt":"2011-09-07T13:21:42","slug":"kooxaha-burcad-badeeda-oo-sii-daayay-muwaadiniin-u-dhashay-dalka-danish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/kooxaha-burcad-badeeda-oo-sii-daayay-muwaadiniin-u-dhashay-dalka-danish\/","title":{"rendered":"Kooxaha Burcad Badeeda oo Sii Daayay Muwaadiniin U Dhashay Dalka Danish"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Badeed1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2940\" title=\"Badeed\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/Badeed1.jpg\" alt=\"\" width=\"345\" height=\"234\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ayaa sii daayey Markab ay Saarnaayeen \u00a0Qoys kasoo jeeda dalka Denmark oo ay u haysteen afduub muddo Islamrkaana ay ku xujeenayeen lacago Aad U Farabadan.<\/p>\n<p>Muwaadiniintaasi U Dhalatay<strong> Danishka<\/strong> ayaa gaaraya Ilaa iyo 7-Qof,kuwaas oo kala <strong>Jan Quist Johanson<\/strong>,Xaaskiisa,laba Carruur ah oo ay dhaleen iyo laba shaqaale ka ahaa doonidii ay la socdeen Islamrkaana ay iminka Xuriyadooda Dib U Heleen.<strong><\/strong><\/p>\n<p>nin u hadlay Burcadbadeeda oo magaciisa ka gaabsaday ayaa Saxaafadda u sheegay in dooni yar lagu qaaday shalay oo Talaado ahayd,wuxuuna sidoo kale sheegay in lacag dhan 3-milyan ay madaxfurasho ahaan uga qaadeen Ka Dibna ay sii daayeen.<\/p>\n<p>Bishii <strong>February 24.2011 <\/strong>ayey kooxaha Burcadbadeedu soo afduubteen Qoyskan Danishka ah,waxaana xiligaasi ay ku jireen dalxiis sida la sheegay, Burcadbadeeda ayaa qoyskan ku hasytey xeebaha gobolka Bari ee Maamul goboleeda Puntland oo iminkaba xuriyadoodii dib u siiyeen.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ayaa sii daayey Markab ay Saarnaayeen \u00a0Qoys kasoo jeeda dalka Denmark oo ay u haysteen afduub muddo Islamrkaana ay ku xujeenayeen lacago Aad U Farabadan. Muwaadiniintaasi U Dhalatay Danishka ayaa gaaraya Ilaa iyo 7-Qof,kuwaas oo kala Jan Quist Johanson,Xaaskiisa,laba Carruur ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2937","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2937","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2937"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2942,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2937\/revisions\/2942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}