{"id":29349,"date":"2016-08-09T19:00:54","date_gmt":"2016-08-09T16:00:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29349"},"modified":"2016-08-09T19:02:07","modified_gmt":"2016-08-09T16:02:07","slug":"mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/","title":{"rendered":"Mudada m\/weyne Xasan Sheekh oo ku eg 10ka septen iyo isagoo ku baaqey in la adkeeyo amniga mudada doorashada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud ayaa ku baaqay in ammaanka dalka la adkeeyo waqtiga doorashada madaxweynenimo ee Oktoobar 2016.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu ka codsaday midowga Afrika iyo gaar ahaan AMISOM in ammaanka la adkeeyo. Wuxuu sidoo kale codsaday in AMISOM ay adkeyso ammaanka waqtiga doorashada baarlammaanka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Doorashada madaxweynenimo ayaa ku aaddan 30ka Oktoobar. Guddiga doorashada guddoomiyihiisa Cumar Maxamed Cabdulle ayaa sheegay in 275 xubnood uu yeelan doono Aqalka Hoose doorashadiisuna ay dhici doonto 24ka Siteembar ilaa 10ka Oktoobar.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Aqalka Sare ayaa doorashadiisa ay tahay 25ta Siteembar.<\/span><span style=\"font-size: large;\">Doorashada soo socota ayaa noqon doonta taariikhi maadaama muddo 40 sano ka badan 14,025 oo qof ay dooran doonaan hoggaamiyeyaasha.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Doorashadii 2012 ayaa 135 oday oo qura ay wax dooranayeen. Doorashada ayaa dib loo dhigay muddo bilo ah maadaama markii hore lagu waday inay qabsoonto bishaan Agoosto.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/salaam-bank-11\/\" rel=\"attachment wp-att-29350\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29350\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/becco-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29351\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/mudada-mweyne-xasan-sheekh-oo-ku-eg-10ka-septen-iyo-isagoo-ku-baaqey-in-la-adkeeyo-amniga-mudada-doorashada\/tabaarak-3\/\" rel=\"attachment wp-att-29352\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29352\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud ayaa ku baaqay in ammaanka dalka la adkeeyo waqtiga doorashada madaxweynenimo ee Oktoobar 2016. Wuxuu ka codsaday midowga Afrika iyo gaar ahaan AMISOM in ammaanka la adkeeyo. Wuxuu sidoo kale codsaday in AMISOM ay adkeyso ammaanka waqtiga doorashada baarlammaanka. Doorashada madaxweynenimo ayaa ku aaddan 30ka Oktoobar. Guddiga doorashada guddoomiyihiisa Cumar Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29349","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29349","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29349"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29354,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29349\/revisions\/29354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}