{"id":29343,"date":"2016-08-08T23:54:31","date_gmt":"2016-08-08T20:54:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29343"},"modified":"2016-08-08T23:58:30","modified_gmt":"2016-08-08T20:58:30","slug":"qarax-ka-dhacey-magaalada-quetta-ee-dalka-pakistan-oo-ay-ku-dhinteen-53-qof","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/qarax-ka-dhacey-magaalada-quetta-ee-dalka-pakistan-oo-ay-ku-dhinteen-53-qof\/","title":{"rendered":"Qarax ka dhacey magaalada Quetta ee dalka Pakistan oo ay ku dhinteen 53 qof."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Quetta ee dalka Bakistaan ayaa sheegaya in ilaa 53 ruux lagu dilay weerar loo maleynayo inuu is-miidaamin ahaa oo lagu beegsaday xarun caafimaad.<\/p>\n<p>Ilaa 18 ka mid ah dadka dhintay ayaa la sheegay in ay ahaayeen Qareeno u tagay isbitaalka tacsida mid ka mid ah saaxiibadoodii shaqada oo la toogtay.<\/p>\n<p>Waxaa siddoo kale dadka weerarkaas lagu dilay ka mid ahaa suxufiyiin, iyadoo markii uu qaraxa dhacay kaddib la maqlay rasaas.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Pakistan, Nawaz Sharif, ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dhimashada 53-da ruux ee lagu dilay isbitaalka. Sababta weerarka ka dmabeysay ayaan la ogeyn, mana jirto cid sheegatay mas&#8217;uuliyadda.<\/p>\n<p>Balse Wasiirka gobolka Balochistan ayaa durbaba ku eedeeyay weerarkan India.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Inta badan weerarada noocan oo kale ah ayaa ka dhaca dalka Bakistaan, gaar ahaan Weerarrada oo loo adeegsado Qaraxyada ayaa lagu bartilmaameedsadaa goobaha dadku ku badan yahay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/becco-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29235\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/salaam-bank-10\/\" rel=\"attachment wp-att-29234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/tabaarak-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29236\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Magaalada Quetta ee dalka Bakistaan ayaa sheegaya in ilaa 53 ruux lagu dilay weerar loo maleynayo inuu is-miidaamin ahaa oo lagu beegsaday xarun caafimaad. Ilaa 18 ka mid ah dadka dhintay ayaa la sheegay in ay ahaayeen Qareeno u tagay isbitaalka tacsida mid ka mid ah saaxiibadoodii shaqada oo la toogtay. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29343"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29344,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29343\/revisions\/29344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}