{"id":29325,"date":"2016-08-08T00:09:25","date_gmt":"2016-08-07T21:09:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29325"},"modified":"2016-08-08T00:11:37","modified_gmt":"2016-08-07T21:11:37","slug":"gudiga-doorashada-qaloocan-ee-aan-sharciyadda-heysan-oo-maanta-shaaciyey-jadwalka-doorashada-2016","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/gudiga-doorashada-qaloocan-ee-aan-sharciyadda-heysan-oo-maanta-shaaciyey-jadwalka-doorashada-2016\/","title":{"rendered":"Gudiga doorashada qaloocan ee aan sharciyadda heysan oo maanta shaaciyey jadwalka doorashada 2016."},"content":{"rendered":"<p>Shir jaraa&#8217;id oo Maanta uu Muqdisho ku Qabtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban ee Somalia, Avv. Cumar Maxamuud C\/lle (Dhagey), ayuu ku shaaciyay Jadwalka qaabka ay u dhacayso doorashada lagu wado inay sannadkan ka dhacdo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Avv. Cumar Dhageey, ayaa sheegay in doorashada xubnaha aqalka sare ay dhici doonto 25-ka bisha September ee sannadkan, sidoo kale Doorashada Aqalka Hoose ay dhici doonto 24-ka September illaa 10-ka Oktoobar.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Doorashada Guddoonka Baarlamaanka cusub ayuu Shaaciyay in ay dhacayso 25-ka Bisha Oktoobar, waxuuna carrabka ku dhuftay in Doorashada madaxweynaha ay dhici doonto 30-ka bisha Oktoobar ee Sannadkaan.<\/p>\n<p>Horay ayaa waxaa loo shaaciyay in doorashada Gudoonka Baarlamaanka ay dhici doonto 28-ka bisha Oktoobar, halka tan madaxweynaha Soomaaliya ay dhici doonto 07-da bisha November ee sannadkan 2016-ka.<\/p>\n<p>Dhanka kale Jadwalkii hore ee ay shaaciyeen warbaahin ay ka mid tahay HOL ayaa waxaa la sheegay in is-bedel lagu sameeyay, kadib markii mas&#8217;uuliyiinta Madasha Wada-tashiga Doorashada ay doodka yeesheen, taasoo keentay in Waqtigaas laga soo hormariyo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Madasha Wada-tashiga Doorashada dalka ayaa weli Muqdisho ka socota, waxaana la dhawrayaa go&#8217;aannada laga soo saaro, balse si dhab ah looma oga xilliga War-murtiyeedka shirkan uu soo bixi doono.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/becco-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29235\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/salaam-bank-10\/\" rel=\"attachment wp-att-29234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/tabaarak-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29236\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir jaraa&#8217;id oo Maanta uu Muqdisho ku Qabtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban ee Somalia, Avv. Cumar Maxamuud C\/lle (Dhagey), ayuu ku shaaciyay Jadwalka qaabka ay u dhacayso doorashada lagu wado inay sannadkan ka dhacdo Soomaaliya. Avv. Cumar Dhageey, ayaa sheegay in doorashada xubnaha aqalka sare ay dhici doonto 25-ka bisha September ee sannadkan, sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29325","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29325"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29326,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29325\/revisions\/29326"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}