{"id":29322,"date":"2016-08-07T23:52:15","date_gmt":"2016-08-07T20:52:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29322"},"modified":"2016-08-07T23:57:41","modified_gmt":"2016-08-07T20:57:41","slug":"safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-dalka-belgium-oo-beeniyey-in-bassaborka-som-la-siiyey-dad-ajnebi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-dalka-belgium-oo-beeniyey-in-bassaborka-som-la-siiyey-dad-ajnebi-ah\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Belgium oo beeniyey in Bassaborka Som la siiyey dad ajnebi ah."},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Midowga Yurub, Cali Siciid Faqi oo dhawaan soo gaaray magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, ayaa Waxba kama jiraan ku Tilmaamay Warar la baahiyay oo ahaa in Saafaaradda Somalia ee Belgium ay Dad Ajaanabi ah Siisay Baasaboorka Soomaaliya, waxaase safiirku uu arrintaas ku Tilmaamay mid la been-abuuray.<\/p>\n<p>Danjire Cali Faqi ayaa xusay in warkan been-abuurka ah uu markiisii horeba ka yimid wargays kasoo baxa Belgium oo qoray warbixintan been ah, ayna ka gudbiyeen dacwad si ay sharciga ula tiigsadaan.<iframe loading=\"lazy\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/y6syvjr-7xQ\" width=\"300\" height=\"150\" frameborder=\"0\"><\/iframe><\/p>\n<p>Sidoo kale, Danjire Faqi ayaa xusay in Safaaraddu aysan wax Baasaboor ah bixin, balse ay jiraan Dad doonaya inay Dhibaateeyaan jiritaanka Qaranimada Soomaaliya, kuwaasoo aan marna ku farxayn sida uu xusay horumarka uu Waddanku Hiigsanayo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Safiirka Somalia ee dalka Belgium wuxuu dhaliilay Saxaafadda Soomaalida oo uu ku Sifeeyay kuwo wax dhibaateeya oo aan ka fiirsan waxa ay gudbinayaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/salaam-bank-10\/\" rel=\"attachment wp-att-29234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/becco-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29235\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/tabaarak-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29236\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Midowga Yurub, Cali Siciid Faqi oo dhawaan soo gaaray magaalada Columbus ee Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, ayaa Waxba kama jiraan ku Tilmaamay Warar la baahiyay oo ahaa in Saafaaradda Somalia ee Belgium ay Dad Ajaanabi ah Siisay Baasaboorka Soomaaliya, waxaase safiirku uu arrintaas ku Tilmaamay mid la been-abuuray. Danjire Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29324,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29322","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29322","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29322"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29323,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29322\/revisions\/29323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29324"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}