{"id":29316,"date":"2016-08-07T23:27:46","date_gmt":"2016-08-07T20:27:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29316"},"modified":"2016-08-07T23:27:46","modified_gmt":"2016-08-07T20:27:46","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-deeq-lacageed-gaarsiisey-nin-madaxa-looga-jiro-gudaha-burco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/xukuumadda-soomaaliya-oo-deeq-lacageed-gaarsiisey-nin-madaxa-looga-jiro-gudaha-burco\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo deeq lacageed gaarsiisey Nin madaxa looga jiro gudaha Burco."},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Somalia, ayaa lacag u soo direy nin Magaciisa la yidhaa Cabdalla oo Xanuunka Dhimirka haya oo ku nool magaaladda Burco ee gobolka Togdheer.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada Dowladda Fadaraalka Somalia, ayaa lacagtaan ku soo Hagaajiyay Wariye C\/maalik Coldoon oo ah wariyaha soo bandhigay ninkan maskaxda ka xanuunsayo oo wakhtigaasi Geed ku xidhnaa, isla markana silsiladii uu lugta kaga xidhnayd lugta jartay, waxaana ninkan maskaxda ka jirin muddo dheer ku noolaa darxumo iyo nolol aad u qalafsan.<\/p>\n<p>Haseyeeshee, markii muuqaalka laga soo duubay sida uu u nool yahay iyo halka uu ku xidhan yahay, waxa markiiba ka soo jawaabay Shacab badan oo u badan madax, kuwaasoo lacagihii ay soo direen markiiba saamayn ku yeelatay noloshiisa, isla markaana guri iyo nolol fiican oo daryeel leh loo sameeyey.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Aug\/201687636061328360126142deeqdii%20la%20soo%20gaadhsiiyey%20oo%20lagu%20wareejiyey%20ninka%20xanuunsanaya.jpg\" \/><\/p>\n<p>Toddobaadkii hore ayey ahayd wasiirka arrimaha gudaha ee dawladda Fadaraalka Somalia, C\/raxmaan Odowaa ku soo Caawiyay lacag dhan kun Doollar, Halka Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland isna lacag lix kun oo dollar ugu deeqay ninkaasi.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii, Golaha Wasiirada ayaa lacag ay soo ururiyeen oo gaadhaysa 10,000 oo Doollar ugu Deeqay Cabdalla oo ah Ruuxa Maskaxda ka jirran ee Burco ku nool.<\/p>\n<p>Cabdalla ayaa waxa gurmad lacageed usoo diray dad aad u kala duwan oo ay dhibtay noloshii adkayd ee uu ku noola, isagoo dhaxanta iyo kulaylkaba ku xidhnaa geed hoostii oo boodhka iyo hanfigu dushiisa ku dhacayeen.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/becco-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29235\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/salaam-bank-10\/\" rel=\"attachment wp-att-29234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/tabaarak-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29236\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Somalia, ayaa lacag u soo direy nin Magaciisa la yidhaa Cabdalla oo Xanuunka Dhimirka haya oo ku nool magaaladda Burco ee gobolka Togdheer. Golaha Wasiirada Dowladda Fadaraalka Somalia, ayaa lacagtaan ku soo Hagaajiyay Wariye C\/maalik Coldoon oo ah wariyaha soo bandhigay ninkan maskaxda ka xanuunsayo oo wakhtigaasi Geed ku xidhnaa, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29317,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29316","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29316","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29318,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29316\/revisions\/29318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29317"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}