{"id":29312,"date":"2016-08-07T02:51:58","date_gmt":"2016-08-06T23:51:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29312"},"modified":"2016-08-07T02:53:13","modified_gmt":"2016-08-06T23:53:13","slug":"jadwalka-xilliga-kala-guurka-iyo-qodobo-lagu-heshiiyey-oo-kasoo-baxey-shirkii-madaxda-madasha-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/jadwalka-xilliga-kala-guurka-iyo-qodobo-lagu-heshiiyey-oo-kasoo-baxey-shirkii-madaxda-madasha-qaran\/","title":{"rendered":"Jadwalka xilliga kala guurka iyo qodobo lagu heshiiyey oo kasoo baxey shirkii madaxda madasha qaran."},"content":{"rendered":"<p>Ayadoo waqtigu uu isasii dhimaayo ayaa haatan waxaa loo qabtay 7da Nofeembar in la qabto doorashada madaxweynenimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maalintaa ayaa waxaa shaaca ka qaaday in doorashadaa la qaban doono Guddiga Hoggaanka Qaran ee NLF.<\/p>\n<p>Maalintaa ayaa 275 xubnood oo ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya waxay dooran doonaan madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnaha NLF ayaa kulmay si ay usoo gabagabeeyaan jadwalka iyo inay hirgaliyaan guddiga muranada, hababka hirgalinta iyo ansixinta sharuudaha tixraaca.<\/p>\n<p>Waxay kaloo u kulmeen inay ka wada hadlaan cabashooyinka iyo dhammaystirka miisaaniyada doorashooyinka.<\/p>\n<p>Waxay kaloo ka wada hadleen xallinta arimaha muhiimka ah sida waxa ay tahay in la sameeyo hadii hal murashax uu kursi kaligii u sharraxan yahay iyo xaalada Muqdisho oo ah caasimada dalka marka laga hadlaayo doorashada.<\/p>\n<p>Waxyaabo kale oo yoolal ah ayaa wareegto NLF uu soo saaray bishii Abriil waxaa lagu caddeeyay in 30% xubnaha labada aqal ay tahay in laga dhigo dumar.<\/p>\n<p>Dad badan oo siyaasada qaadaa dhiga iyo kormeereyaal ayaa shaki ka qaba in lagu guuleysan karo arinkaa iyo sida loogu guuleysan karo.<\/p>\n<p>Doorashadaan oo ay hareeyeen dib u dhac iyo mucaaradad ka imaanaysa dastuuryahano-dadka dastuurka in lagu dhago jecel, ayaa weli waxaa ka dhimman arimo badan oo in la qabto ay tahay hadii la doonayo maalintaa ah 7da Nofeembar in la qabto doorashada.<\/p>\n<p>Tillaabo taxaddar ah ahaan ayaa baarlamaanku bishii Juun wax uga baddalay dastuurka arinkaa oo saamaxaya in baarlamaanku sii wadi karo hawlihiisa hadii ay qabsoomi weydo doorashadu bishaan Agoosto oo loo meel dhigay markii hore inay dhacdo.<\/p>\n<p>13,750 xubnood oo ah wakiilada wax dooranaya kuwaasoo matalaya dadka Soomaaliya oo gaaraya 10.5 milyan oo qof ayaa qasab ay tahay marka hore inay soo xushaan 275 xubnood oo uu leeyahay aqalka hoose.<\/p>\n<p>Waqtiga loo qabtay soo xulidda xubnaha aqalka hoose ayaa ah inta u dhexeysa 1da iyo 14ka Oktoobar magacyada xildhibaanadana waxaa loo meel dhigay 17ka Oktoobar.<\/p>\n<p>Afhayeenka baarlamaanka ayaa waxaa la dooranayaa 28da Oktoobar, taasina waa tillaabada ugu dambeysa ee ka horeysa shaaca ka qaadida doorashada madaxweynaha ee Nofeembar 7.<\/p>\n<p>Walaac dhanka ammaanka ah dartii ayaa NLF wuxuu meesha ka saaray doorasho qof iyo cod ah oo la ballan qaaday sanadkii 2012 asagoo sheegay in aysan qabsoomi karayn wuxuuna go&#8217;aansaday qabashada doorashadaan sida dadban ah.<\/p>\n<p>Hoggaamiyeyaasha ayaa ballan qaadaya in doorasho qof iyo cod ah la qaban doono sanadka 2020.<\/p>\n<p>Soomaaliya maysan lahayn dawlad lagu soo doortay doorasho dimuqraadi ah oo qof iyo cod ah tan iyo sanadkii 1969kii.<\/p>\n<p>Halkaan hoose waxaa ah jadwalka doorashada lagu wado inay sanadkaan dalka ka dhacdo:<\/p>\n<p>Qorshe Hawleedka Waqtiyeysan<br \/>\nWaqtiga, Geeddi socodka, Masuuliyadda<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Agoosto<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>4 Agoosto \u2013 6 Agoosto<\/p>\n<ul>\n<li>Dhammeystirka iyo howlgelinta Guddiga Doorashada Dadban ee heer gobol (SIEIT)<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ul>\n<li>Ansaxinta tirada oday-dhaqameedyada tagaya goobaha \u00a0dorashooyinka ay ka dhacayaan (tusmaynta madax dhaqameedyada )<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ul>\n<li>Musharaxiinta hadii kursi hal qof keliya u soo tartamo maxaa laga yeelaayaa?<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ul>\n<li>Ansaxinta waajibaadka shaqo (TOR) Guddiga xallinta Khilaafaadka iyo Magacaabida \u00a0xubnaha guddiga<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ul>\n<li>Go&#8217;aan ka gaaridda hannaanka iyo goobta lagu soo dooranayo xubnaha labada aqal ee Somaliland; Shabellaha-dhexe &amp; Hiiraan (hadii aysan dhisnayn ka hor xiliga doorashada);<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ul>\n<li>Guddiga matalaadda xubnaha Aqalka Sare ee gobolka Banadir iyo howl-galintooda<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ul>\n<li>Dhammeystirka iyo howlgelinta Guddiga (Task Force-ka) ka shaqayn doono amniga dorashooyinka;<\/li>\n<li>Habraac lagu xaqiijinaayo qoondada Haweenka ee 30% ee labada aqal ee Barlamaanka;<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ul>\n<li>Ansaxinta iyo Go&#8217;aan ka gaarista iyo soo bandhigidda Qorshe howleedka waqtiyeeysan iyo Miisaaniyadda \u00a0Doorashooyinka 2016<\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>7-13 Agoosto<\/p>\n<p>Diyaarinta Xafiisyada GDGDD ee Xarumaha Doorashada<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>MHQ<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>MHQ<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>14 Agoosto -20 Agoosto<\/p>\n<ul>\n<li>Tababarka Guddiyada doorashooyinka<\/li>\n<\/ul>\n<p>federal iyo heer maamul Goboleed (GDGDD)<\/p>\n<p>(Mudadan waxay isugu jirtaa Imaanshaha iyo Noqoshada)<\/p>\n<p>GFHDD\/QM<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>21 Agoosto \u2013 24 Agoosto<\/p>\n<ul>\n<li>Tababarada 135 Madax dhaqameedyada<\/li>\n<li>Qaadashada warqadaha Aqoonsiga .<\/li>\n<\/ul>\n<p>GDGDD\/GFHDD<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Siteembar 2016<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>25 Agoosto &#8211; 10 Siteembar<\/p>\n<ul>\n<li>135 ta Madax dhaqameed ayaa soo gudbinaya \u00a0liiska magacyada ergada<\/li>\n<li>Xalinta Khilaafaadka ee Ergooyinka<\/li>\n<li>Shaqaalaynta iyo tababarada howlwadeenada doorashooyinka<\/li>\n<\/ul>\n<p>Madax Dhaqameedka \/GDGDD\/GFHDD<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>25 Siteembar<\/p>\n<p>Dhisida iyo soo gudbinta \u00a0xildhibanada Aqalka Sare ee Dowlad Goboledyada dhisan ugu dambayn bisha Siteembar 25-da, 2016<\/p>\n<p>MHQ<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>11-30 Siteembar<\/p>\n<ul>\n<li>Baahinta Waqtiga \u00a0Diiwaangalinta Musharixiinta<\/li>\n<li>Hubinta shuruudaha Musharaxa iyo Diiwaangalintooda<\/li>\n<li>Diiwaangalinta Korjoogtada.<\/li>\n<\/ul>\n<p>GFHDD<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Oktoobar 2016<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Oktoobar 2016<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>01-14 Oktoobar<\/p>\n<ul>\n<li>Doorashada Golaha shacabka<\/li>\n<\/ul>\n<p>GDGDD\/GFHDD<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>15- 17 Oktoobar<\/p>\n<ul>\n<li>Hubinta iyo ku dhawaaqidda natiijada kama dambaysta ah<\/li>\n<\/ul>\n<p>GFHDD<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>18 Oktoobar<\/p>\n<ul>\n<li>Dhaarinta Golaha Shacabka<\/li>\n<\/ul>\n<p>Maxkamadda Sare<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>28 Oktoobar<\/p>\n<ul>\n<li>Doorashada Guddomiyaha Baarlamaanka<\/li>\n<\/ul>\n<p>Baarlamaanka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>07 Nofeembar<\/p>\n<ul>\n<li>Doorashada Madaxweynaha Jamuuriyadda Federalka Soomaliya<\/li>\n<\/ul>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/salaam-bank-10\/\" rel=\"attachment wp-att-29234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/becco-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29235\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/tabaarak-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29236\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ayadoo waqtigu uu isasii dhimaayo ayaa haatan waxaa loo qabtay 7da Nofeembar in la qabto doorashada madaxweynenimada Soomaaliya. Maalintaa ayaa waxaa shaaca ka qaaday in doorashadaa la qaban doono Guddiga Hoggaanka Qaran ee NLF. Maalintaa ayaa 275 xubnood oo ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya waxay dooran doonaan madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya. Xubnaha NLF [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29314,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29312","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29312","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29312"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29312\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29313,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29312\/revisions\/29313"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}