{"id":29300,"date":"2016-08-07T02:27:34","date_gmt":"2016-08-06T23:27:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29300"},"modified":"2016-08-07T02:33:35","modified_gmt":"2016-08-06T23:33:35","slug":"isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-sheegey-in-dastuurka-la-waafajiyo-gudiga-doorashooyinka-dadban-iyo-goaanada-madashaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-sheegey-in-dastuurka-la-waafajiyo-gudiga-doorashooyinka-dadban-iyo-goaanada-madashaba\/","title":{"rendered":"Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo sheegey in dastuurka la waafajiyo gudiga doorashooyinka dadban iyo go&#8217;aanada madashaba."},"content":{"rendered":"<p>Kulan balaaran oo maanta ay ku yeesheen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Xarunta xisbiga daljir ee magaaladan muqdisho ayaa waxaa lagaga hadley xaaladda kala guurka dalku marayo.<\/p>\n<p>Kulanka oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha isbaheysiga xisbiyada siyaasadda MD cali Timajilic ayaa waxaa ka hadley madax fara badan oo isbaheysiga ka mid ah,waxeyna dood iyo falaqeyn kadib soo gunaanadeen mawqifkooda ku aadan marxalada kala guurka dalka,waxaana kamid ahaa qodobadii leysku afgartey:-<\/p>\n<ol>\n<li>isbaheysiga xibiyadu waxey ogolyihiin in doorasho dalka ka dhacdo taas oo aan muddo kordhin laheyn.<\/li>\n<li>Madaxda isbaheysigu waxey sidoo kale isku raaceen in hey&#8217;adaha dastuuriga dalku ay kusoo laabtaan qaanuunka iyo dastuurka dalka u yaala.<\/li>\n<li>in la waafajiyo dastuurka go&#8217;aanada kasoo baxey ama kasoo bixi doona waxa loogu yeerey madasha wada tashiga qaran.<\/li>\n<li>in la geeyo golaha xukuumadda gudiga doorashooyinka dadban ayna ansixiyaan si barlamaankuna u meel mariyo.<\/li>\n<li>in gudiga doorashooyinka dadban xubnaha ku jiraa ay baneeyaan iskana casilaan shaqadii ay hore uga hayeen xafiisyada dawlada,ugu danbeyna lagu dhaariyo in ay dhex dhexaad umadda u yihiin oo aysan cidna u eexaneyn.<\/li>\n<li>sidoo kale isbaheysigu wxuu u soo jeediyey xubnaha barlamaanka in ay si deg deg ah u fariistaan kana qeyb qaataan sidii dalku ugu socon lahaa qaanuunka u yaal,iyadoo ugu danbeymtii isbaheysigu isku raacey wixii intaas kasoo hara oo baal marsan dastuurka in asan aqoonsa doonin wixii lagu dhex sameeyo,wuxuuna shirku gabangabadii kusoo idlaadey jawi hagaagsan.<\/li>\n<li>warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-sheegey-in-dastuurka-la-waafajiyo-gudiga-doorashooyinka-dadban-iyo-goaanada-madashaba\/isbaheysi-1\/\" rel=\"attachment wp-att-29301\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29301\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi-1-150x150.jpg\" alt=\"isbaheysi 1\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-sheegey-in-dastuurka-la-waafajiyo-gudiga-doorashooyinka-dadban-iyo-goaanada-madashaba\/isbaheysi2\/\" rel=\"attachment wp-att-29302\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29302\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi2-150x150.jpg\" alt=\"isbaheysi2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-sheegey-in-dastuurka-la-waafajiyo-gudiga-doorashooyinka-dadban-iyo-goaanada-madashaba\/isbaheysi3\/\" rel=\"attachment wp-att-29303\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29303\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi3-150x150.jpg\" alt=\"isbaheysi3\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-sheegey-in-dastuurka-la-waafajiyo-gudiga-doorashooyinka-dadban-iyo-goaanada-madashaba\/isbaheysi4\/\" rel=\"attachment wp-att-29304\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29304\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi4-150x150.jpg\" alt=\"isbaheysi4\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi4-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-sheegey-in-dastuurka-la-waafajiyo-gudiga-doorashooyinka-dadban-iyo-goaanada-madashaba\/isbaheysi5\/\" rel=\"attachment wp-att-29305\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29305\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi5-150x150.jpg\" alt=\"isbaheysi5\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi5-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-soomaaliya-oo-sheegey-in-dastuurka-la-waafajiyo-gudiga-doorashooyinka-dadban-iyo-goaanada-madashaba\/isbaheysi6\/\" rel=\"attachment wp-att-29306\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29306\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi6-150x150.jpg\" alt=\"isbaheysi6\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi6-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/isbaheysi6-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/li>\n<li><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan balaaran oo maanta ay ku yeesheen Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Xarunta xisbiga daljir ee magaaladan muqdisho ayaa waxaa lagaga hadley xaaladda kala guurka dalku marayo. Kulanka oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha isbaheysiga xisbiyada siyaasadda MD cali Timajilic ayaa waxaa ka hadley madax fara badan oo isbaheysiga ka mid ah,waxeyna dood iyo falaqeyn kadib soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29305,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29300","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29300","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29300"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29310,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29300\/revisions\/29310"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29305"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}