{"id":2930,"date":"2011-09-06T14:28:39","date_gmt":"2011-09-06T14:28:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2930"},"modified":"2011-09-06T14:28:39","modified_gmt":"2011-09-06T14:28:39","slug":"shirkii-wadatashiga-soomaaliya-oo-maanta-muqdisho-lagu-soo-afmeeray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/shirkii-wadatashiga-soomaaliya-oo-maanta-muqdisho-lagu-soo-afmeeray\/","title":{"rendered":"Shirkii Wadatashiga Soomaaliya Oo Maanta Muqdisho Lagu Soo Afmeeray"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa Maanta La soo gabagabeeyeyshirka wadatashiga ah oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay Ee Ka dhacayayMagaalada Muqdisho<\/p>\n<p>Shirkaani Ayaa waxa uu socdy mudo dhan3-maalin ah ayaa maanta waxaa uu kusoo gaba gaboobay Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdiso halkaasi oo ay kaga qeyb galeen Mas\u2019uuliyiin ka kala socotay wadamada Caalamka, Maamullada ka jira dalka iyo dowladda KMG Soomaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda adaxweynaha dowladda TFG-da somalia gudoomiyaha barlamanka iyo Mas\u2019uuliyiin kale oo ka hadashay shirkaasi ayaa waxa ay sheegeen in loo baahan yahay in la adkeeyo amaanka dalka Soomaaliya islamarkaana laga gudbo xaaladda KMG ah, waxaana ay sidoo kale tilmaameen inay muhiim tahay in la dhameeyo Dastuurka qabyo qoraalka ee dowladda Soomaaliya Iyo waliba Amaanka Qaab dhismeed ay haatanku taagantahay dowlada TGF-da<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) Waxaa Maanta La soo gabagabeeyeyshirka wadatashiga ah oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay Ee Ka dhacayayMagaalada Muqdisho Shirkaani Ayaa waxa uu socdy mudo dhan3-maalin ah ayaa maanta waxaa uu kusoo gaba gaboobay Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdiso halkaasi oo ay kaga qeyb galeen Mas\u2019uuliyiin ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2930","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2930"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2936,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2930\/revisions\/2936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}