{"id":29294,"date":"2016-08-06T22:12:52","date_gmt":"2016-08-06T19:12:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29294"},"modified":"2016-08-06T22:13:57","modified_gmt":"2016-08-06T19:13:57","slug":"shir-madaxeedka-urur-goboleedka-igad-oo-soomaaliya-martigelineyso-bisha-soo-socota","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/shir-madaxeedka-urur-goboleedka-igad-oo-soomaaliya-martigelineyso-bisha-soo-socota\/","title":{"rendered":"SHir-madaxeedka Urur goboleedka IGAD oo Soomaaliya martigelineyso Bisha soo socota."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib markii uu magaalada Addis Ababa kaga soo Qayb-galay Shir-madaxeedkii waddamada xubnaha ka ah ururka IGAD, isagoo sheegay in shirka Madaxeedka IGAD lagu qaban doono Muqdisho.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa sheegay in Go&#8217;aannadii Kulankaas kasoo baxay ay ka mid ahaayeen ka mid ah in ciidammo la geeyo dalka Koonfurta Sudan, in nabadda la dhiirri-geliyo, lana xushmeeyo heshiisyada siyaasadeed ee ay gaareen labada dhinac ee isku haya Siyaasadda dalkaas.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale madaxda IGAD ay go\u2019aamiyeen in Shir-madaxeedkooda Sannadlaha ah ee dhacaya bisha soo socota ee September horaanteeda lagu qabto Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka ku bahoobay Ururka IGAD ayaa 10-kii bishii Jannaayo ee Sannadkii hore 2015-kii, waxay shirkoodii 53-aad, kaas oo qodobbadii looga hadlay ay u badnaayeen Arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/becco-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29235\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/salaam-bank-10\/\" rel=\"attachment wp-att-29234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/tabaarak-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29236\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Dib ugu soo laabtay Muqdisho, kaddib markii uu magaalada Addis Ababa kaga soo Qayb-galay Shir-madaxeedkii waddamada xubnaha ka ah ururka IGAD, isagoo sheegay in shirka Madaxeedka IGAD lagu qaban doono Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa sheegay in Go&#8217;aannadii Kulankaas kasoo baxay ay ka mid ahaayeen ka mid ah in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29296,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29294","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29295,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29294\/revisions\/29295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}