{"id":29273,"date":"2016-08-04T20:58:49","date_gmt":"2016-08-04T17:58:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29273"},"modified":"2016-08-04T20:58:49","modified_gmt":"2016-08-04T17:58:49","slug":"isbaheysiga-xisbiyada-siyaaasadda-soomaaliya-oo-maanta-dood-ka-yeshay-mustaqbalka-dalka-marka-uu-dhamaado-waqtiga-heyadaha-dastuuriga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/isbaheysiga-xisbiyada-siyaaasadda-soomaaliya-oo-maanta-dood-ka-yeshay-mustaqbalka-dalka-marka-uu-dhamaado-waqtiga-heyadaha-dastuuriga-ah\/","title":{"rendered":"Isbaheysiga  Xisbiyada Siyaaasadda Soomaaliya Oo Maanta Dood Ka Yeshay Mustaqbalka Dalka Marka Uu Dhamaado Waqtiga Hey\u2019adaha Dastuuriga Ah."},"content":{"rendered":"<p>Dood Aad U Culus Oo Taabaneysa Dhinacyo Badan Ayaa Maanta Waxaa Hotelka Jazeera Ku Yeeshay Isbaheysiga \u00a0Xisbiyada Siyaaasada Soomaaliya Kuwaasoo Kor U Dhaafaya 33-Xisbi Siyaasadeed Iyadoona Goobta Lagu Casuumay Sharci Yaqaano Musharaxiin,Odayaal Dhaqan Iyo Bahda Warbaahinta Oo Qaarkood Ay Si Toos Ah U Tabinayeen\u00a0 Doodaasi\/<\/p>\n<p>Aayadaha Qu\u2019aanka Kadib Ayaa Waxaa Doda furay Gudoomiyaha Isbaheysiga \u00a0Xisbiyada Siyaaasada Soomaaliya <strong>Cali Max\u2019ed Nuux Timajilic<\/strong> Isagoona Sheeegay In Waxa Goobtaasi manta lagaga Hadlayo Aanay Aheyn Naceyb Shaqsi,Mid Kooxeed Iyo Mid Qabiil Intaba Balse Waxa Meesha Loo Yimid Ay tahay Wax Aynu Wada Leenahay Oo Ah Masiirka Dalka Iyo Dadka Soomaaliyeed Loona Baahanyahay In La Abaaro Mowduuca Meesha loo yimid Oo Ah Haddii Hey\u2019addaha Dastuuriga Ah uu Waqtigoodii Dhamaado HALKA La Abaarayo Iyo Waxa La Gudboon Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Intaa Kadib Ayaa Waxaa Lagu Soo Dhaweeyey Microfoonka Mid Ka Mid Ah Musharaxiinta Xilka Madaxweyne nimo Kaasoo Lagu Magacaabo<strong> C\/raxmaan C\/Shakuur <\/strong>Oo Horey U Ahaan Jiray Waziirka Iskaashiga Iyo Xiriirka Caalamiga Ah Isagoona Ka Hadlay Qodobo Dastuuri Ah Kaasoo Tilmaamaya Mudada Xilka Ay Haynayaan Hey\u2019addaha Dastuuriga Sida Madaxweynaha,Baarlamaanka Iyo Garsoorka Dalka Wuxuuna Sheegay In Madaxweynaha Xilligaan Ahna Musharax U Taagan Xilka Madaxweynenimo Uu Ku Mashquulay Sida Uu Neesha Kaga Saarii Lahaa Hey\u2019adaha Dastuuriga Ah Sida Garsoorka BaarlamaankaIyo Xukuumada Halkii Loo Baahnaa Inuu Isku Ilaaliyo Hey\u2019adahaasi Sharcigana Uu Ilaaliyo<\/p>\n<p><strong>\u201dWaad Ogtihiin Dhawaan Wuxuu Kala Diray Gudiggii Adeega Garsoorka,Wuxuu Xilka Qaadis Ku Sameeyey Gudoomiyihii Gudiga Adeega Garsoorka Ahaana G\/Maxkamada Sare Isagoo Badalkoodii Keensaday Dad Aan Marin Sida Uu Qabo Qaanuunka Dalka, Sidoo Kale Waxaad La Socotiin In Xukuumada Ay mareyso Seddex Ra\u2019iisul Wazaare Iyadoo U Jeedada Ay Tahay Sida Aan Rabo Yeel Danta Qaranka Ha Eegin, Ugu Dambeyntiina Wuxuu La Wareegay Awoodii Baaarlamaanka Uu Lahaa Iyo matalaadii Shacabka Wuxuuna Ka Dhinac Sameestay Wax Loogu Yeray Madasha Wadatashiga Qaranka Oo Aan Sharci Ku Dhisneyn,<\/strong><\/p>\n<p>Gaba Gabada Hadalkiisa Ayaa Waxa uu Carabka Ku Adkeeyey In Aan Waqti Iska Daayee Saacadna Loogu Dari Doonin Madaxweynaha Haatan Talada Hayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxaa Dooda Ka Qeyb Galay Oo Iyana Mowqifkooda cadeeyey<\/p>\n<p><strong>Max\u2019uud Ax\u2019ed Nuur Tarsan <\/strong>Oo Ah Musharax Madaxweyne,<br \/>\n<strong>Axmed Macalin Fiqi, <\/strong>Xog\u2019heyaha Guud Ee Xisbiga Daljir<strong>,<br \/>\nSalaad Cali Jeelle,<\/strong>Oo Isaguna Ah G\/Xisbiga Dimuqraadiyada<strong>,<br \/>\nAx\u2019ed Baasto <\/strong>G\/Ku Xigeenka Xisbiga <strong>SPJ <\/strong>Iyo Xubno Kaloo Madax Ka Wada Ah Axsaabta Dalka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dood Aad U Culus Oo Taabaneysa Dhinacyo Badan Ayaa Maanta Waxaa Hotelka Jazeera Ku Yeeshay Isbaheysiga \u00a0Xisbiyada Siyaaasada Soomaaliya Kuwaasoo Kor U Dhaafaya 33-Xisbi Siyaasadeed Iyadoona Goobta Lagu Casuumay Sharci Yaqaano Musharaxiin,Odayaal Dhaqan Iyo Bahda Warbaahinta Oo Qaarkood Ay Si Toos Ah U Tabinayeen\u00a0 Doodaasi\/ Aayadaha Qu\u2019aanka Kadib Ayaa Waxaa Doda furay Gudoomiyaha Isbaheysiga \u00a0Xisbiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29274,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-29273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29273"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29275,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29273\/revisions\/29275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29274"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}