{"id":29258,"date":"2016-08-04T00:50:37","date_gmt":"2016-08-03T21:50:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29258"},"modified":"2016-08-04T00:51:40","modified_gmt":"2016-08-03T21:51:40","slug":"shirkii-madasha-qaran-raggii-isku-magacaabey-oo-muqdisho-maanta-ka-furmey-si-rasmi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/shirkii-madasha-qaran-raggii-isku-magacaabey-oo-muqdisho-maanta-ka-furmey-si-rasmi-ah\/","title":{"rendered":"SHirkii madasha Qaran raggii isku magacaabey oo Muqdisho maanta ka furmey si rasmi ah."},"content":{"rendered":"<p>Maanta ayaa la filayaa in Muqdisho uu ka furmo shirka madasha wada-tashiga Qaranka, taasoo isugu imaanayaan dhammaan hoggaamiyyaasha Soomaalida, waxaana go&#8217;aan looga gaarayaa xilliga ay dhacayso doorashada madaxnimo ee sannadkan 2016-ka.<\/p>\n<p>Shirkaan, ayaa waxay madaxdu uga doodayaan qodobbo dhawr ah, iyadoo la filayo inay go&#8217;aan ka gaaraan xilliga doorashadu dhacayso, sida in dib looga dhigo xilligii hore ee loo qorsheeyay oo bisha soo socota iyo in xilligeeda lagu qabto.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Madoobe &#8211; ayaa sheegay inuu shirka maanta u furmaya yahay kii ugu dambeeyay oo ay yeeshaan; kaasoo uu xusay in lagu dhameystirayo Qodobbo ka haray Heshiisyadii hore loogu gaaray qaybo ka mid ah dalka.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Qodobbada looga hadli doono shirkan ayaa waxaa la sheegay inay ka mid yihiin; Go\u2019aan ka gaarista iyo hawl-gelinta gudiyada Doorasho ee sannadkan 2016-ka; Dhameystirka guddiga Doorashooyinka dadban ee heer gobol; Ansaxinta tirada oday-dhaqameedyada tagaya goobaha doorashadu ka dhacayso; Murashaxiinta haddii kursi hal qof keliya u soo Tartamo maxaa laga yeelaayaa? iyo qodobbo kale.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo la filayaa in looga hadlo shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee doorashooyinka; sidii haweenku ay qoondadooda 30% ah uga heli lahaayeen dhammaan ha&#8217;yadaha Xukuumadda ah iyo sidii loo heli lahaa Miisaayadda ku baxaysa Doorashada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, shirkan ayaa waxaa furi doona Madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo socon doona muddo laba casho ah, waxaana lagu wadaa in laga soo saaro war-murtiyeed la isku waafaqsan yahay oo ku aaddan doorashada.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/becco-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29235\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/salaam-bank-10\/\" rel=\"attachment wp-att-29234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/tabaarak-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29236\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta ayaa la filayaa in Muqdisho uu ka furmo shirka madasha wada-tashiga Qaranka, taasoo isugu imaanayaan dhammaan hoggaamiyyaasha Soomaalida, waxaana go&#8217;aan looga gaarayaa xilliga ay dhacayso doorashada madaxnimo ee sannadkan 2016-ka. Shirkaan, ayaa waxay madaxdu uga doodayaan qodobbo dhawr ah, iyadoo la filayo inay go&#8217;aan ka gaaraan xilliga doorashadu dhacayso, sida in dib looga dhigo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29260,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29258","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29258"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29258\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29259,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29258\/revisions\/29259"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}