{"id":29255,"date":"2016-08-04T00:04:43","date_gmt":"2016-08-03T21:04:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29255"},"modified":"2016-08-04T00:35:26","modified_gmt":"2016-08-03T21:35:26","slug":"britain-oo-wasiirkeeda-arrimaha-africa-uu-muqdisho-soo-gaareywaa-maxey-ujeedada-socdaalkiisu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/britain-oo-wasiirkeeda-arrimaha-africa-uu-muqdisho-soo-gaareywaa-maxey-ujeedada-socdaalkiisu\/","title":{"rendered":"Britain oo wasiirkeeda arrimaha Africa uu muqdisho soo gaarey\/waa maxey ujeedada socdaalkiisu?."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo Bariga Dhaxe Tobias Ellwood ,kaasi oo u yimid Somaliya sidii uu ula kulmi lahaa madaxda dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka guddoomay Wasiirka dhambaal uga yimid Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ingariiska ,waxaana dhambaalkaas lagu cadeeyay sida dowladda Ingiriiska ay u garab- taagan-tahay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo dhambaalkan lagu sheegay in dowladda Ingiriiska ay xoojin doonto xiriirka kala dhaxeeya dowladda madaxweyne Xasan Sheekh ,iyadoo lagu wado in dalka ay ka qabsoonto doorasho inta lagu guda jiro sanadkan 2016-ka.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wasiirka ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin aminga, siyaasadda iyo maal-gashiga dalka Soomaaliya oo ka soo kabanaya colaado sokeeye.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Ra\u2019iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa isna dhankiisa la kulmay wasiirkan oo ay ka wada \u2013hadaleen arimo la xiriira doorashooyinka ka dhacaya dalka iyo waliba amniga.<\/p>\n<p>\u201cXukuumadda Soomaaliya waxey diiradda saartay arrimaha amniga iyo xasilinta dalka si loo suurta-geliyo doorasho dalka ka dhacda sannadkan 2016, waxaan UK uga mahad-celinayaa in ay hormuud ka tahay dadaalka Soomaaliya lagu xasilinayo \u201c ayuu yiri ra\u2019iisul-wasaaraha oo ka hadlayay kulankan.<\/p>\n<p>Ugu danbayn ,magaalada Muqdisho ayaa waxa ka socda kulamo looga arinsanayo doorashooyinka lagu wado in ay Soomaaliya ka qabsoomaan ,iyada oo ay ku soo qul-qulayaan madax ka tirsan beesha caalamka si ay ula socdaan xaaladda dowladda ay maal-galiyaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/salaam-bank-10\/\" rel=\"attachment wp-att-29234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/becco-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29235\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/tabaarak-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29236\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay wasiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo Bariga Dhaxe Tobias Ellwood ,kaasi oo u yimid Somaliya sidii uu ula kulmi lahaa madaxda dalka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka guddoomay Wasiirka dhambaal uga yimid Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ingariiska ,waxaana dhambaalkaas lagu cadeeyay sida dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29257,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29255","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29255","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29255"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29255\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29256,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29255\/revisions\/29256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29257"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}