{"id":29252,"date":"2016-08-03T22:51:21","date_gmt":"2016-08-03T19:51:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29252"},"modified":"2016-08-03T22:55:01","modified_gmt":"2016-08-03T19:55:01","slug":"kenya-oo-al-shabaab-ku-eedeysey-in-ay-dhalinyarada-dalka-qasab-ku-shaqaaleysiineyso-si-ay-ugu-dagaalamaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/kenya-oo-al-shabaab-ku-eedeysey-in-ay-dhalinyarada-dalka-qasab-ku-shaqaaleysiineyso-si-ay-ugu-dagaalamaan\/","title":{"rendered":"Kenya oo AL-shabaab ku eedeysey in ay dhalinyarada dalka Qasab ku shaqaaleysiineyso si ay ugu dagaalamaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada Kenya ee KDF ayaa sheegay in haatan ay xarakada Al-Shabaab si qasab ah ku askareynayso dhallinyarada Kenya si ay ugu dagaalamaan gaar ahaan dhillinyarada kunool gobolka Xeebta ee Kenya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha ciidamada KDF, Jeneraale Samson Mwathethe ayaa sheegay in dhallinyaradu haatan aysan jecleyn inay kubiiraan xarakada Al-Shabaab balse Al-Shabaab ay ku qasbayso inay qasab ugu dagaalamaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Mwathethe ayaa sheegay hadalkaa mar uu shalay ka hadlaayay deegaanka Jila Ganze ee Degmada Kwale.Wuxuu ugu baaqay bulshada inay feejignaato.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada booliska ee Kenya ayaa sheegay in bishii Mey ee sanadkaan xarakada Shabaab ay toogatay nin dhallinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray Subira Sudi Mwangole kaasoo toogasho ay ku dishay asagoo kusugnaa tuulada Shamu, waa sida hadalka loo dhigaye.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ninkaa ayuu boolisku sheegay inuu Al-Shabaab kasoo baxay bishii Febraayo ama bishii 2aad ee sanadkaan. Booliska ayaa intaa ku daray inuu ninkaasi kasoo goostay Al-Shabaab sanadkii hore.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu kaloo biliisku sheegay in saddex qof oo kale oo uu ka mid ahaa oday tuulo lagu dilay Ukunda oo katirsan isla degmadaasi Kwale ee gobolka Xeebta isla bishaa Mwangole la dilay kuwaasoo dhammaantood ay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Guddoomiyaha Degmada Kwale, Kutswa Olaka ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay dileen Juma Mwanyota oo ahaa guddoomiye tuulo, Xassan Mwasanite iyo Maxamed Mwanguze kadib markii ciidamada boolisku ay raaf ku qaadeen deegaanadaa aargoosi ay aargoosanayeen dartiina ay dilalkaa u geysteen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Asagoo kusugnaa degmada Kilifi oo iyana dhacda isla gobolka Xeebta ayaa Mwathethe uu sheegay in dawlada Kenya ay ku dhiirran tahay inay ugaarsato haraadiga Al-Shabaab, waa sida uu yiriye iyo weliba taageereyaasha Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Kenya waa dal ka mid ah dalalka caalamka ee haatan wajahaya weeraro argagixiso waana waajib saaran dhammaan Kenyanka inay geyfnaadaan ayna u soo sheegaan heyadaha ammaanka la-tuhunsaneyaasha&#8217;. Sidaa ayuu yiri taliyaha ciidamada KDF, Jeneraale Samson Mwathethe.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kenya ayaa waxaa soo wajahay weeraro is xigxigay oo badan tan iyo 2011 markii ciidamada KDF ee Kenya ay galeen Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/salaam-bank-10\/\" rel=\"attachment wp-att-29234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/becco-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29235\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/tabaarak-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29236\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Kenya ee KDF ayaa sheegay in haatan ay xarakada Al-Shabaab si qasab ah ku askareynayso dhallinyarada Kenya si ay ugu dagaalamaan gaar ahaan dhillinyarada kunool gobolka Xeebta ee Kenya. Taliyaha ciidamada KDF, Jeneraale Samson Mwathethe ayaa sheegay in dhallinyaradu haatan aysan jecleyn inay kubiiraan xarakada Al-Shabaab balse Al-Shabaab ay ku qasbayso inay qasab ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29254,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29253,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29252\/revisions\/29253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}