{"id":29249,"date":"2016-08-03T21:38:12","date_gmt":"2016-08-03T18:38:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29249"},"modified":"2016-08-03T21:47:51","modified_gmt":"2016-08-03T18:47:51","slug":"shaqaalihii-unhcr-mid-kamid-ah-oo-la-xaqiijiyey-in-uu-ku-geeryoodey-qaraxyadii-muqdisho-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/shaqaalihii-unhcr-mid-kamid-ah-oo-la-xaqiijiyey-in-uu-ku-geeryoodey-qaraxyadii-muqdisho-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"SHaqaalihii UNHCR mid kamid ah oo la xaqiijiyey in uu ku geeryoodey qaraxyadii Muqdisho ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">ayaa xaqiijisay in mid ka mid ahaa shaqaalaheeda dhawaan uu ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho<\/span><span style=\"font-size: large;\">.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ninkaa oo dhallin yaro ahaa sidoo kalena ahaa Soomaali ayaa wuxuu ku dhintay qaraxyadii lagu weeraray xarunta QM ee u dhow garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee Muqdisho. Axmed Maxamed Xassan ayaa ku dhintay qaraxyadaa 26kii Luuliyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Markii hore ayaa la kala garan waayay inuu dhintay ninkaa iyo in kale maadaama aan wax badan oo jirkiisa ah la arag amaba aanba jirkiisii waxba laga arag sida barta\u00a0WARSOM ay xog ku heshay.\u00a0 <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Marxuumka ayaa wuxuu ifka uga tagay xaas iyo 3 carruur ah. Ilaa 13 qof oo kale ayaa ku geeriyooday qaraxyadaa. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">UNHCR bayaan ay saaka soo saartay ayay ku sheegtay in kasokow ninkaa dhallinyarada ah ee shaqaalaheeda ka tirsanaa ee dhintay ay jiraan shaqaale kale oo isla UNHCR ka tirsan oo dhaawacyo ka soo gaareen qaraxyadaas. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Axmed ayaa u shaqeynaayay UNHCR asagoo u qaabilsanaa dhanka badbaadada gaar ahaan badbaadinta dadka\u00a0 dhibaatooyinka unugul sida carruurta iyo haweenka min Abriil 2012 ilaa waqtigaa uu halkaa ku geeriyooday ee lagu dilay. <\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">UNHCR waxay sheegtay in ay haatan la xiriireyso qoyskiisa isla markaana ay taageero u fidin doonto. <\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/becco-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29235\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/salaam-bank-10\/\" rel=\"attachment wp-att-29234\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29234\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/eedeyn-culus-oo-xisbiga-waddani-u-jeediyey-xukuumada-sland-iyo-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/tabaarak-2\/\" rel=\"attachment wp-att-29236\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29236\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ayaa xaqiijisay in mid ka mid ahaa shaqaalaheeda dhawaan uu ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho. Ninkaa oo dhallin yaro ahaa sidoo kalena ahaa Soomaali ayaa wuxuu ku dhintay qaraxyadii lagu weeraray xarunta QM ee u dhow garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee Muqdisho. Axmed Maxamed Xassan ayaa ku dhintay qaraxyadaa 26kii Luuliyo. Markii hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29251,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29249","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29249"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29250,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29249\/revisions\/29250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}